1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dhismasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Gobolka Shabellaha Dhexe Inta la xaqiijiyay 1 ruux ayaa ku geeriyooday 10 kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib markii gaari dad shacab ah ay saarnaayeen uu ku rogmadey deegaanka Cadaan-laxey ee gobolka Shabellaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Waxaan Rumeysnahay In Soomaalida Ay Iyadu Tashato” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo saxaafadda kula hadlay Kismaayo kahor inta aanu u amba bixin dalka Turkiga ayaa sheegay in shaqsi ahaan uu isagu aaminsanyahay in Soomaalida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaf Siyaasadeed Ka Dhex Ifaya Dowladaha Soomaaliya Iyo Kenya Waxaa soo ifbaxaya qilaaf siyaasadeed oo soo kala dhex-galay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya kadib markii lagu xannibay goroonka Jumo Kenya wafdi uu hoggaaminayey ra’iisulwasaraha Soomaalia Cumar Cabdi Rashiid. Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:War Shirkii Afhayeenada Baarlamaanada maamul goboleedyada Dalka Oo Muqdisho Ku Soo Xirmay & Qorshe La Isla Meeldhigay Kulan looga Arrinsanayo Arrimaha dib u eegista Dastuurka ayaa magaalada Muqdisho uga bilowday 17 Febraayo Afhayeenada maamul goboleedyada dalka iyo Guddoonka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kulamadan oo socday muddo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siilaanyo Oo Magacaabay Guddiga Raadinta Aqoonsiga Caalamka Ee Somaliland Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa magacaabay guddi ka kooban 17 xubnood kuwaasi oo uu sheegay inay ka shaqeyn doonaan raadinta aqoonsi buuxda oo ay caalamka ka hesho Somaliland.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Ka Hadashay Dagaalkii Dhexmaray Al-shabaab Iyo Xoolo Dhaqato Ku Sugan Mudug War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinnta maamulka Galmudug ayaa looga hadlay dagaal maalintii shalay ahayd iyo sidoo kale maalintii ka horreysa ku dhexmaray Al-shabaab iyo dad xoolo dhaqato ah deegaanno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugu Yaraan 140 Qof Oo Ku Geeriyootay Qaraxyo Ka Dhacay Siiriya Qaraxyo xiriir ah oo ka dhacay magaalooyinka Xomos iyo Dimishiiq ee dalka Siirya ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 140 ruux iyo dhaawaca tiro taa ka badan. Ugu yaraan afar qarax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Ku Labisan Dareeska Ciidanka Dowladda Oo Dhac u Geystay Xarunta Dahabshiil Ee Marka Rag ku labisan dareeska ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay dhac u geysteen xarunta Xawaaladda Dahabshiil ay ku leedahay magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Oo Tababar Loogu Soo Xiray Gobolka Bakool Ciidamo ka tirsan daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ayaa Tababar loogu soo xiray degmada Waajid ee gobalka Bakool, kuwaasi oo dhowr bil uu u soconayey Tababarkani, waxaana tiradoodu ay tahay 312…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Dhexmaray Al-shabaab Iyo Shacab Ku Dhaqan Mudug Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada Xarakada Al-shabaab iyo dad shacab ah, kaasi oo ka dhacay deegaanka Cadalley oo u dhaxeeysa deegaannada Camaara iyo Ceelhuur ee…