2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare Cumar Iyo Wafdi La Socdey Oo Saacado Lagu Xayiray Garoonka Jomo Kenyatta Ee Nairobi Wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maalintii shalay ahayd waxaa lagu xannibay garoonka Jomo Kenyatta magaalada Nairobi ee dalka Kenya sababo la xiriira in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Hambalyo u Diray Hoggaamiyaha Dib Loo Doortey Ee Uganda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda, Yoweri Kaguta Museveni oo mar kale loo doortey xilka madaxtinimada dalkiisa. “Waxaan aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabaaldegga Guushii Museveni Oo Uganda Ka Socda Yoweri Museveni ayaa mar kale ku guuleystay xilka madaxweyne ee dalka Uganda kadib doorasho qof iyo cod ah oo dalkaasi ka dhacday. Guddiga doorashada Uganda ayaa shaaca ka qaaday guusha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidanka Dowladda Oo Howlgallo Dad Lagu Qabtay Ka Sameeyay Degmada Dharkeenley Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay howlgal ballaaran ay ka sameeyeen degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho kaasi oo dad lagu qabtay. Howlgalkaan ayaa ahaa mid ciidanka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ka Qeybgaley Daahfurka Barnaamiijka Hufnaanka Maamulka Dowliga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya ay ku soo bandhigtey Barnaamijka Daah-furnaanta Dowladda.…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf Oo Eedeyn kulul u Jeediyay Madaxweyne Xasan & Guddoonka Baarlamaanka Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf oo Maanta baarlamaanka ka hor hadalay ayaa eedeyn kulul u soo jeediyay Madaxweyne Xasan sheikh iyo guddoonka baarlamaanka oo uu ku tilmaamay iney luggooyo ku yihiin…
2 daqiiqo Sheeko:War Kullankii Baarlamaanka Ee Maanta Oo Natiijo La’aan Kusoo Dhammaaday Fadhiga maanta baarlamaanka isugu yimaadeen ayaa ahaa kalfadhigii 7aad kulankiisii 37aad , waxaana shir guddoominayay guddomiye ku xigeenka 2aad ee baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad . Ajandaha xubnaha baarlamaanka la soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Dib u Heshiisiin Ah Oo Ka Furmay Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose waxaa maanta ka furmay shir ballaaran oo dib u heshiisiin ah, kaasi oo si gaar ah loogu qabtay mid ka mid ah beelaha deggan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha Dagaalka Kenya Oo Duqeyn Ka Geystay Deegaanno Ka Tirsan Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa sheegaya in goor dhaw diyaaradaha dagaalka ee Kenya ay duqeyn ka geysteen deegaanno ka mid ah gobalkaasi. Duqeyntaan ayaa ka dhacday deegaanka Buurcarro iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Degmada Baraawe Oo Ku Dhaawacmay Qarax Ka Dhacay Xafiiskiisa Gudoomiyaha degmada Baraawe ee gobolka Shabellada Hoose Xasan Barre Maxamed ayaa maanta ku dhaawacmay qarax Miino oo la sheegay inuu ka dhacay gudaha xafiiskiisa. Gudoomiyaha ayaa damacsanaa inuu xilligaasi xafiiskiisa…