1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Meel Mariyay Dib u Howlgelinta Iskaashatooyinka Soomaaliyeed Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo kulankan Warbixino looga Wasaaraddo kala duwan. Ugu horeyn,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo sheegatay in ay dishay Madaxii Sirdoonka Al-shabaab Talista ciidamada qalabka ee Kenya ee loo yaqaano KDF ayaa khamiistii sheegay in ay duqeyn ku dileen hogaamiyihii sirdoonka Al-shabaab Mahad Karatee February 8, 2016-kii. Warbixin ay soo saareen KDF…
2 daqiiqo Sheeko:War Saameynta Maqanaanshiyaha Puntland Ee Shirarka Dib u Eegista Dastuurka KMG Waxaa maalmahan magaalada Muqdisho jooga wafdi ka socda maamul goboleedyada dalka oo ka kooban Afhayeenada Maamul goboleedyada dalka iyo min afar xildhibaan oo la socota, iyagoo magaalada u yimid arrimo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Cambaareyay Weerarkii Ka Dhacay Ankara, Tacsina u Diray Madaxweynaha Turkiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, kadib weerarkii argagixiso ee ka dhacay magaalada Ankara, kaas o ay ku dhinteen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda oo Dooraneysa Madaxweyne iyo Museveni oo Raadinaya Kalsoonida Shacabka Shacabka reer Uganda ayaa saaka u dareeray goobaha cod bixinta si ay u doortaan madaxweynaha dalka. 8 Murashax oo hal haweeney ah ay ku jirto ayaa ku tartameysa doorashada, Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Baladweyne u Tagay Xallinta Cabasho Ay Qabaan Odayaasha Dhaqanka Hiiraan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Madaxweynaha waxaa la socda xilidhibaanno ka tirsan baarlamaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garaacista Carruurta Ee Waxbaraneysa Oo Laga Deyriyay Aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa ka deyriyay xilligaan garaacista carruurta ee waxbarashada ku jira, waalid iyo macallinba. Muxudiin Axmed oo cilmiga psychology-ga gaar ahaan qaybta barbaarinta carruurta ka diyaariyey shahaadada Master-ka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Ku Celiyay In Dhowaan Qaadayaan Dagaallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa mar kale waxa uu ku celiyay in dhawaan deegaannada maamulkaasi ka taliyo ka billaabayaan dagaallo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Iyo Mas’uuliyiin Ka Tirsan Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dhinac Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehlinayaan xubno ka mid ah wasiirada maamulkiisa ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya waxa uu kula kulmay mas’uuliyiin ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe “Dadkeennii Oo Baahan Ayuu Xisbiga Kulmiye Lacagtii Ku Qarash Gareynayaa Olole” Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in xibiga Kulmiye ee iminka haya talada maamulkaasi uu qarashkii dowladda ku dhameynayo olole ay ka wadaan deegaannada Somaliland…