1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Afgooye Oo Beeniyay Askar La Sheegay Inay Kaga Geeriyootay Dagaalkii Degmadaasi Maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa been abuur ku tilmaamay in weerarkii habeen kahor Xarakada Al-shabaab ku qaadeen degmadaasi looga dilay 10 ka mid ah askarta degmadaasi. Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buuloburde Oo Faah Faahiyay Dil Ka Dhacay Degmadaasi Maamulka degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay dil la sheegay in Xarakada Al-shabaab ay u geysteen nin dhallinyaro ah oo muddo Shan Bil kahor ah ka qafaasheen degmadaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xalinta Khilaafyada Saxaafadda Iyo Wasiir Maareeye Oo Ka Shiray Khilaafka NUSOJ Gudiga xalinta Khilaafaadka Saxaafadda oo iskood isku taagay ayaa maanta waxay kulan gaar ah la qaateen wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, waxaana ay kala hadleen sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Wada Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Isku Rasaaseeyay Wadada Makka Al-mukarrama Ee Muqdisho Seddax qof ayaa ku dhaawacantay israsaaseyn dhexmartay Ciidamo ilaale u ahaa gaari qufulan iyo ciidamadda dowladda ee baaritanka ka haaye Isgoyska Dabka ee Wadada Maka Al-Mukarrama magaalada Muqdisho . Ciidamada…
3 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Sheegay In Weli Dib u Eegis Aan Lagu Sameyn Qodobadii Ugu Muhiimsanaa Ee Dastuurka Xarunta baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa shalay lagu qabtay kalifadhii 7-aad kulankiisii 5aad ee gaarka ahaa, iyadoo lagu soo bandhigayay daahfurka dib u eegista dastuurka, warbixinna looga dhageystay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Dabley Qof Ku Dilay Degmada Wadajir Dabley hubeysan ayaa goordhaw waxa ay nin ku dileen xaafadda Ceelqalaw ee degmada Wadajir. Goobjooge la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in ninka la dilay uu watay gaari, dableydana ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Mooshinka Xasaanadda oo Maanta Baarlamaanka Horyaalla Iyo Magacyada Xildhibaannada 54 Ah Ee Ku Saxiixan Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay iney mooshin ka geeyeen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ka dib, markii ay dhageysteen khudbaddii madaxweynuhu uu ka jeediyey fadhigii gaarka ahaa ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Dalladaha Oo Heshiis Gaaray Waxaa Isniintii Muqdisho heshiis ku gaaray wasaaradda waxbarashada ee federaalka iyo Dalladaha waxbarasho. Wasiirka waxbarashada dowladda federaalka Khadra Bashiir Cali oo madasha ka hadashay ayaa sheegtay in heshiiskan uu guul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Hantiyeed Oo Ka Dhashay Dab Ka Kacay Suuqa Weyn Ee Degmada Wadajir Dab xooggan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka kacay suuqa weyn ee degmada Wadajir gaar ahaan qeybtiisa Qandallada degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare hantiyeed. Mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Faray Hay’adaha Amniga Inay Cadaaladda Horkeenaan Dadkii Ka Dambeeyay Dilkii Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhigga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa cambaareyey dilkii maanta magaaladda Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee Marxuum Muxyadiin Maxmaed Xaaji Ibraahim oo ahaa Wasiirkii hore…