1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Shuban Biyoodka Oo Ka Dillaacay Deegaanka Xinlibi Ee Mudug Wararka ka imaanaya deegaanka Xinlibi ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in cudurka shuban biyoodka uu ka dillaacay deegaankaasi, kadib markii dadku ay isticmaaleen biyo aan nadiif ahayn. Xasan Cali Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Ku Dhawaaqay Abaar Ka Jirta Deegaannada Maamulkaasi Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in abaar saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada ay ka jiraan qaar ka mid ah deegaannada Galmudug. Waxa uu tilmaamay Guuleed in…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka Oo Loo Gudbiyay Hindise sharciyeedka Axsaabta Dalka Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Baarlamaanka Federaalka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shalay oo ay taariikhdu tahay 14 Feb 2016 gacantooda la soo geliyey, hindise…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland Oo Isku Shaandheeyay Golahiisa Wasiirada Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa isku shaandheyn ku sameeyay habeenkii xalay ahaa golahiisa wasiirada, kuwaasi oo qaarkood xilalkoodii waayay halka kuwo kalena la keenay. Siilaanyo ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka Oo Maanta Meelmariyey Hindise Sharciyeedka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kalfadhigii 7aad kulankisii 35 aad, kulanka ayaa ka dhacay xarunta Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominayey Guddoome ku xigeenka koowaad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Koonfur Galbeed Iyo Xubno Ka Mid Ah Beesha Caalamka Oo Kulan Ku Leh Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay waxaa maanta gaaray wafdi uu hogaaminayo wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating, kuwaasi oo kulamo la leh madaxda maamulka Koonfur Galbeed. Wariyaha Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Lagu Maamuusayey Maalinta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed Oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (Sawirro) Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayay sanad guuradii 56aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Ciidamada Cirka Soomaaliya, munaasibadaas oo ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Wasiirka Ciidamadda UK Kala Hadlay Arrimo Ay Ka Mid Tahay Taageerada Dhanka Amniga (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Ciidamadda ee Ingiriiska Penny Mordaunt, Safiirka u fadhida Soomaaliya Danjire Harriet Mathews, waxana ay…
6 daqiiqo Sheeko:War Sababtii Ay Soomaaliya Ugu Biirtay Jaamacadda Carabta Maanta oo kale 1974-kii Soomaaliya ayaa waxay ku biirtay ururka Jaamacadda Carabta, iyadoo maanta loo dabaal degayo 42-sano guuradii kasoo wareegtay maalintaasi. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:War ICT Director Ministry of Finance, Vacancy Announcement Job Title: ICT Director Department: ICT Department Grade level and Classification: Grade 7 Reporting to: Permanent Secretary Location: Adaado, Galmudug Purpose of…