3 daqiiqo Sheeko:Dalka Halista Tahriibka Oo Laga Digey Dhallinta Soomaaliyeed ee ku hanaqaaday dhibaatooyinkii laga dhaxlay burburkii dowladdii dhexe ee dalka ayaa xiligan ah kuwa intooda badan ku fikira in gebi ahaanba dalka ay iskaga baxaan iyaga oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Fowsiya “Axsaabtu Waxay Beddel Fiican u Tahay Nidaamka Dib u Dhaca Inoo Keenay Ee 4.5” Fowsiyo Xaaji Aadan oo wareysi gaar ah siisay Goobjoog News ayaa si aad ah u Soo dhaweysay Ansixinta ay golaha Wasiiraddu ansixiyeen hindise Sharciyeedka Axsaabta ee ay meel mariyeen golaha…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka 42 Sano Ka Dib Markii Ay Soomaaliya Ku Biirtay Jaamacadda Carabta, Maxaa Faa’iido iyo Khasaare ah 42 sano ayaa la joogaa markii ay Soomaaliya ku biirtay Jaamacadda Carabta, ururkan waxaa ku mideysan dalalka Carabta, baaxadda uu ku fadhiyo dhulka carabta waxaa ka weyn oo keliya dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Jarmalka Kulamo Kula Yeeshay Madax Iyo Diblomaasiyiin Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeybgalaya shirka arrimaha amniga caalamka ee Munich Security Conference (msc2016), ayaa kulamo la qaatey madaxa iyo diblomaasiyiin kale. Madaxda uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Dastuurka Oo Soo Bandhigtay Qaar Ka Mid Ah Qodobadii Dastuurka Ee Isbedalka Lagu Sameeyay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya yeeshay kulan gaar ah gelinkii dambe ee shalay, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, iyadoo kulankan looga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Duqeeyay Maleeshiyaad Kurdiyiin Ah Oo Ku Sugan Siiriya Ciidamada dalka turkiga ayaa duqeeyey goobo dalka Siiriya ay kaga suganyihiin maleeshiyo Kurdiyiin ah kuwaas oo dagaal kula jira dowladda Turkiga. Turkiga ayaa maliishiyada Kurdiyiinta ah ugu baaqay in ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Hobyo Oo Sheegay Inay Furayaan Santuuq Dhaqaale Oo Lagu Dhiso Degmadaasi Magaalada Hobya waa Magaalo Qadiimi ah waxaana ku yaalla dekadda Gobolka Mudug ,Magaca Hobyo ayaa macna ahaan u taagan “Ku soo dhowoow Biyo ” waxaa laga helaa Ceelal biyo macaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helay Wiil Soomaali Ah Oo Dilay Gabar Swedish Ah Wararka ayaa sheegaya in wiilka Soomaaliga ah ee dilka u geystay gabar ka shaqeyn jirtay xeryaha qaxootiga bishii January uu qaan gaar yahay. Wiilka oo middi ku dilay gabadha Alexandra…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabaab Oo Ka Socda Deegaanka Buurweyn Ee Gobolka Hiiraan Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa goor dhaw lagu soo waramayaa inuu ka billowday deegaanka Buurweyn ee gobolka Hiiraan. Ciidamada Al-shabaab ayaa la xaqiijiyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Ee Gobolka Jubada Hoose Qarax Miino ayaa lagu soo waramayaa in goor dhaw uu ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, kaasi oo la sheegay in lala eeganayey askar ka tirsan ciidamada maamulka…