1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalaya Shir Ku Saabsan Amniga Oo Ka Furmaya Dalka Jarmalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaarey magaalada Munich ee dalka Jamhuuriyadda Federaalka ee Jarmalka, isagoo ka qeybgalaya Shirka 52-aad amniga ee Munich (Munich…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiyada Dalka Qaarkood Oo Soo Dhaweeyay Meelmarinta Golaha Wasiirada Ee Sharciga Axsaabta Qaar ka mid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa soo dhaweeyay meelmarintii shalay golaha wasiirada ee sharciga axsaabta dalka. Gudoomiyaha Xisbiga Umadda Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Hobyo Oo Farriin u Diray Qurbojoogta Soomaaliyeed Maamulka cusub ee magaalada Hobyo ayaa ka codsaday jaaliyadaha degmadaasi eek u sugan dalalka caalamka in ay maalgashi ku sameystaan degmada Hobyo. Guddoomiyaha degmadaasi Cabdullaahi Axmed Cali oo wareysi siiyay…
1 daqiiqo Sheeko:War Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa wareysi dhinacyo badan taabanaya oo aynu la yeelannay wasiirka arrimaha dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar.
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Jawaari “Dalku Waxa uu u Baahan yahay Qorshe cusub Oo Ka Duwan Barnaamijka Hiigsiga Cusub” Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa 10 Feb ka hadlay qorshe cusub oo dalku u baahan yahay oo ugu yaraan 2-sano ah, laguna hormarinayo Dhaqaalaha, Siyaasadda,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamadii Puntland Iyo Beesha Caalamka Ee Garoowe Oo Natiijo La’aan Kusoo Dhamaaday Maalmihii ugu dambeyay waxaa magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal ku sugnaa xubno ka mid ah beesha caalamka oo uu hogaaminayey Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Warfaafinta “Wasaaraddu Cidna Uma Aqoonsana In uu yahay Hogaanka NOSUJ” War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa looga hadlay arrimo ku aadan hogaan ururka saxafiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSUJ iyo arrimo kale. Qoraalka wasaaradda ayaa sidaan u…
1 daqiiqo Sheeko:War Shaqo Banaan: Guddiga Shaqaalaha Rayidka Ah Ee Galmudug Maamulka Galmudug ayaa shacabka ku dhaqan deegaannada Galmudug waxa uu usoo bandhigayaa fursado shaqo oo banaan. RIIX HALKAAN SI AAD FAAH FAAHINTA SHAQADAAN U AKHRISATO
1 daqiiqo Sheeko:War Michael Keating Oo La kulmay Baarlamaanka Puntland Wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay ee arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa magaalada Garoowe kula kulmay baarlamaanka maamulka Puntland arbacadii shalay taariikhduna ku beegneyd 10 Febraayo, iyadoo kulankani qorsheysnaa muddo…
5 daqiiqo Sheeko:War Dhibaatooyinka Amni iyo Tan Siyaasadeed ee uu Keeni Karo Mooshinka Cusub Ee Cabashada Xasaanadda Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhawaan waxay madaxweyne Xasan Sh ka gudbiyeen mooshin ay ku sababeeyeen in madaxweynuhu uu ku xad gudbay xasaanadii xildhibaannada, mooshinka ayaa waxaa soo saxiixday…