1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Oo Akhrintii Seddaxaad Mariyay Sharciga Maareynta Musiibooyinka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kalfadhigiisii 7-aad,kulankiisa 34aad , kulanka ayaa waxaa ajandaha ku jiray akhrinta 3-aad ee sharciga Maareeynta Musiibooyinka oo ay soo gudbiyeen guddiga arrimaha gudaha,maamullada gobollada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye “Xeebaha Soomaaliya Waxaa Ka Socda Dhac Iyo Boob Cad” Wasiirka Arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in Kalluumeysatada Soomaaliyeed ay dhibaato ku qabaan maraakiibta shisheeye ee xaalufinta ku…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Faah Faahin Dheeraad Ah Ka Bixiyay Mooshinkii Laga Gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa maalintii Isniinta 8 bishan Febraayo madaxweynaha ka gudbiyay mooshin cusub oo ay ku sababeeyeen in Madaxweynuhu ku tuntay dastuurka dalka ka dib markii uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Askar Ka Wada Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Ku Dagaallamay Degmada Baardheere Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku dagaallameen degmadaasi, halkaasi oo ay ka dhalatay khasaare dhimasho…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ballan Qaaday In Aan Dib Loo Dhigi Doonin Kaalinta Haweenka Ee Doorashooyinka Soo Socda Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka sida, Guddiyada, Bulshada Rayidka, ururada iyo qeybaha kale ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Fannaaniinta Soomaaliyeed Iyo Tiknoolojiyadda Casriga Ah (Dhageyso) Isbedel badan ayuu soo maray fanka Soomaaliyeed, iyadoo heerarka uu soo marayna ay ahayd hadba mid la jaan qaadayay qaababka kale ee caalamka. Sanadihii ugu dambeeyay waxaa soo baxay fannaaniin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Cabasho Ka Muujiyay Qaabkii Loo Xulay Golaha Deegaanka Gaalkacyo Ee Galmudug Waxaa soo badanaya waxgaradka cabashada ka ah golaha deegaanka magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, xilli dhawaan lasoo gaba gabeeyay wejiga Koowaad ee dhismaha golahaasi. Nabadoon Maxamed Maxamuud oo ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Axmed Cawad Cashara “Burburka Dalka Waxaa Looga Bixi Karaa Ciidan Qaran Oo La Dhiso” Axmed Cawad Cashara oo ka mid ah xildhibaanadii hore ee baarlamaankii KMG ahaa oo la hadlay Idaacadda Goobjoog ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabdan xaaladda dalka iyo sida…
2 daqiiqo Sheeko:War 8 Qodob Oo Ku Cusub Sharciga Liiltirka Siyaasiyiinta Dowladda Sharciga Liiltirka waa sharci lagu daryeellayo lacag dhigaal looguna abuurayo siyaasiyiinta dalka ee aan dib loo soo dooran. Sharcigan ayaa waxaa soo diyaariyey Guddiga xeer hoosaadka baarlamaanka, taas oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Aayaha Gobollada Jubbooyinka Iyo Gedo Oo Ka Furmaya Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobalka J/Hoose ayaa lagu wadaa in maalinta berri oo Arbaco ah uu magaaladaasi ka furmo shir looga hadlayo aayaha goballada Jubbooyinka iyo Gedo. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya…