1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Lagu Weeraray Maqaayad Ku Taalla Degmada Qoryooley Ee Shabellaha Hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax la sheegay inuu ahaa Bam gacanta laga tuuro oo lagu weeraray maqaayad ku taalla degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose. Maqaayaddaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ku Dhawaad 50 Ruux Oo Ku Waxyeeloobay Rabshado Ka Dhacay Hong Kong 44 ruux oo isugu jira dad rayid ah iyo Boolis ayaa dhaawac uu ka soo garay rabshado ka dhacay degmada Mong Kok ee dalka Hong Kong intii lagu guda jiray…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Mooshin Ka Gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay mooshin ka geeyeen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii ay sheegeen in madaxweynuhu uu ku xadgudbay xasaanadda xildhibaannada. Xildhibaan Khadiijo…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaaliya Oo Diiday Ansixinta Guddiga Madaxa Banaan Ee Adeegga Garsoorka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid Kalfadhii 7-aad ulankiisa 33-aad iyadoo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Ugu horeyn waxaa hadalka qaatay guddoomiyaha oo xubnaha baarlamaanka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiyada Ugu Caansan Kenya Oo Daneynaya Inay Maalgashi Ku Sameystaan Soomaaliya Bangiyada ugu caansan dalka Kenya ayaa doonaya in maalgashi ballaaran ku sameystaan suuqyada dalka Soomaaliya, kadib heshiiskii ay wada saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo dowladda Kenya kaas oo ku saabsanaa iskaashi…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Soomaaliya Ay Ka Jirto Cunno Yari Baahsan Qaramada Midoobay ayaa sheegeysa in ay jirto xaalad halis ah oo ku saabsan cunno yaraan iyo nafaqo darri baahsan oo ka jirta inta badan gobollada dalka gaar ahaan kuwa dhaca…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Villa Hargeysa Ku Qaabilay Kaaliyaha QM u Qaabilsan Arrimaha Barakacayaasha Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha barakacayaasha Dr Walter Kaelin. Kulankan ayaa ka dhacay xafiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Dib u Qabsaday Magaalada Marka Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa dib ula wareegay gacan ku haynta magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ay helayso Goobjoog News ayaa waxay…
2 daqiiqo Sheeko:War Fursadaha Soomaaliya ee kamid noqoshaha xubinnimada ICD Ee Baarlamaanku Meel Mariyay Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya ayaa Sabtidii 6 Febraayo waxay si aqlabiyad leh ku ansixiyeen kamdi noqosha Hay’adda ICD. hadaba si ay Akhristayaashu u helaan faah faahin dheeri ah oo ku saabsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Hobyo Oo Loo Magacaabayo Maamul Cusub Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo xubno la socda ayaa maalintii Seddaxaad waxay ku sugan yihiin degmada Hobyo ee gobalka Mudug, halkaasi oo kulamo kala duwan ay kula qaadanayaan…