1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Puntland Oo ka Arrinsaday Doorashooyinka 2016-ka Kulan ay sabtidii isugu yimaadeen Baarlmanka Puntland ayey kaga hadleen arrimo la xiriira qaabka doorashada lagu wado sanadkan gudihiisa iney ka dhacdo Soomaaliya, Taas oo horey ay go’aan uga soo…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Hor tagaya Baarlamaanka Federaalka Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hor tagaya xubnaha Baarlamaanka Dalka . Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Sabtidii shalay ahayd Sheegay in Madaxweynuhu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Fanaan Cawaale Aadan Oo Hees Soomaali Ah Uga Qeybgalaya Tartan Faneedka Afrika (Wareysi Gaar Ah) Cawaale Aadan waa wiil da’yar oo ah fannaan Soomaliyeed waxaa uu ka qeyb galayaa tartan faneedka Africa ee sanadkiiba mar loo qabto fannaaniinta qaaradda Africa. Goobjoog FM oo wareysi gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuuriyada Waqooyi Oo Tijaabisay Gantaal Dheereeya Kuuriyada waqooyi ayaa tijaabisey gantaal ridadiisu ay fogtahay oo sida muuqata ku xad gudbaya qaraaradii Qaramada Midoobay horay uga soo saartay arrintaa. Wadamada awoodda leh ee Mareykanku uu ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Degmooyin Ka Tirsan Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran waxay ka wadaan degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi ee magaalada Muqdisho. Howlgalladaan ayeey ciidanku billaabeen saqdii dhexe ee xalay, waxaana la sheegayaa in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Natiijo Horudhac Ah Kasoo Saartay Baaritaanka Qaraxii Ka Dhex Dhacay Diyaaradda Daallo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa natiijo horudhac ah waxay kasoo saartay qaraxii Labadii bishaan ka dhex dhacay diyaaradda Daallo Airline xilli ay hawada ku jirtay. Cali Axmed Jaamac Jangali oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaliya Oo Maanta Ansixiyay Ka Mid Noqoshada Hay’adda Islaamka ee Horumarinta (ICD) Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid sidii caadada ahayd Kalfadhiga 7-aad , kulankiisa 32-aad iyagoo maanta ay horyaalleen qodobo muhiim ah oo ay ka mid ahayd ansixinta ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Diini “Magaalada Marka Waxay Ku Jirtaa Gacanta Dowladda” Wasiirka difaaca ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidanka dowladda Federaalka ah ay gacanta ku hayaan magaalada Marka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Dib u Qabsatay Magaalada Marka Ciidamada Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay dib ula wareegeen magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose, waxyar un kadib markii maanta ay halkaasi qabsadeen ciidanka dowladda Federaalka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ciidamada AMISOM Oo Dib Ula Wareegay Magaalada Marka Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegayaan in ciidamada AMISOM ay dib ula wareegeen magaaladaasi oo shalay ay faarujiyeen. Ciidamadaan oo ay la socdaan…