5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixinta Ganacsiga Billaha Ah Ee Goobjoog (January 2016) Tani waa warbixin bileedkii ganacsi ee Goobjoog FM aad bil kasta uga barateen iney soo gudbiso, warbixintan ayaan diiradda ku saarnaa dhaqdhaqaaqa ganacsiga bil walba koror iyo hoos u dhac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Jubada Hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidamada maamulka Jubbaland oo garab ka helaya kuwa AMISOM ee Itoobiya iyo Al-shabaab oo dhinac ah ku dhexmaray deegaanno ka mid ah gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Ku Saabsan Safarka Madaxweynaha Galmudug Ee Degmada Hobyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maalintii Labaad waxa uu safar ku joogaa degmada Hobyo ee gobalka Mudug, halkaasi oo kulamo uu kula qaadanayo qeybaha kala duwan ee bulshada.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Ka Qeylo Dhaamiyay Abaar Ka Jirta Deegaannada Puntland Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qeylo dhaamiyay abaar ka jirta deegaanno ka mid ah Puntland, waxaana uu beesha caalamka ka codsaday inay gargaar la soo gaaraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Mahadaay Oo Baaraya Qaraxii Ka Dhacay Duleedka Degmadaasi Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan ku aadan qarax Miino oo shalay ka dhacay deegaan duleedka ka ah degmadaasi. Gudoomiyaha Degmadaasi Axmed Xuseen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Bililiqeysanaya Xarumihii AMISOM Ee Marka Wararka saaka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in qaar ka mid ah shacabka magaaladaasi ay billeebeen inay boobaan (Bililiqeystaan) xarumihii ay ciidamada AMISOM…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhulgariir Ku Dhuftay Dalka Taiwan Dhulgariir xooggan ayaa dhulka soo dhigay dhismooyin badan oo ku yaallay magallada ku taalla koonfurta dalka Taiwan ee Tainan, halkaas oo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan Seddax ruux. Sadexda qof…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dal burburay, Sidee dib loogu dhisaa? Dal burburay dib u dhiskiisa waxyaabaha aas aasiga u ah waxaa ka mid ah dowlada dhalata burburka kadib iyo siday u dhaqanto. Sida ay ula dhaqanto dadka dagaalka kasoo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: – Ciidamada Kenya Oo Ka Baxay Deegaanka Ceelcadde Ee Gedo Ciidamada Kenya oo ka mid ah AMISOM ayaa saaka isaga baxay deegaanka Ceelcadde ee gobalka Gedo, halkaasi oo dib ay u qabsadeen Xarakada Al-shabaab. Mid ka mid ah dadka ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Ammartay Ra’iisul Wasaaraha Iyo Wasiir Odowaa Inay Ka Jawaabaan Eedeyn Kaga Timid 22 Xisbi Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Caydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf oo shir saxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan looga baahan yahay Ra’iisul wasaaraha iyo wasiirka arrimaha…