1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Xaaji Goobdoon Oo Saaka Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa waabarigii hore ee saaka oo Talaado ah magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Cabdi Xaaji Goobdoon oo ahaa rug cadaa saxaafadeed. Marxuumka xanuun uu horay…
1 daqiiqo Sheeko:War Qaraar Ka Dhan Ah Duqeynta Diyaaradaha Kenya Oo Loo Qeybiyay Xildhibaannada Baarlamaanka Xildhibaannada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyadoo arrimo badan looga hadlay. Kulanka baarlamaanka ee maanta waxaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:War Abwaan Cabdi Shire Ciyaar Jecel Oo Loo Dhaariyay Xildhibaannimo Abwaan Cabdi Shire Ciyaar Jecel oo ahaa gudoomiyaha kooxda Qeylo-dhaan ayaa maanta si rasmi ah uga mid noqday xildhibaannada baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya. Kulan baarlamaanka uu ku yeeshay xarunta golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 22 Xisbi Siyaasadeed Oo Maxkamadda Sare Ee Dalka u Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Ra’iisul Wasaare Cumar Hogaamiyayaasha xisbiyada siyaasadda Soomaaliyeed oo gaaraya 22 gudoomiye xisbi ayaa gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay dacwad Dastuuri ah oo ku eedeenaysa Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid in uu hor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Booliiska Oo Howlgal Dad Lagu Soo Xiray Ka Sameeyay Jowhar Ciidamada Booliiska dowladda Federaalka ah ayaa howlgal amni xaqiijin ah waxay ka sameeyeen degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe, waxaana ay soo qabteen dhallinyaro ay sheegeen in lagu tuhmayey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay Inay Ku Guuleysteen Xallinta Beello Dagaalsanaa Maamulka Galmudug State oo dhisan muddo Lix bil ah ayaa ka warbixiyay waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee maamulkaasi uu qabtay mudadii uu dhisnaa. Maxamed Xaashi Cabdi oo ah madaxweyne ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Wada Hadal La Furaya Xubno Mucaaradsan Maamulkiisa Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh ayaa doonaya in wada hadal uu la furo xubno diiddan maamulkiisa, kadib safar uu ku tagay gobalka Bakool. Shariif Xasan ayaa safarkiisaan lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Urdun: Madaxweyne Xasan Oo Ka Qeybgalay Shir Gaar Ah Oo Amniga Looga Hadlayey Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Aqaba ee Boqortooyada Haashimiyiinta Urdun kaga qeybgaley shir madaxeed gaar ah oo arrimaha amniga iyo argagixisada looga hadlayey. Shirkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaadka Hubeysan Ee Degmada Xudur Oo Hubka Laga Dhigayo Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in hubka ay ka dhigayaan dhammaan maleeshiyaadka hubeysan ee ku sugan degmada Xudur ee gobalka Bakool, qaarkoodna la qarameyn doono. Xasan Xuseen oo ah wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo u Digay Siyaasiyiinta Puntland Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa uga digay siyaasiyiinta Puntland inay marin habaabin ku sameeyaan nidaamka doorasho ee dalka u baahan yahay xilligaan. Waxa uu tilmaamay in dadka…