1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Jabuuti Ee Soomaaliya Oo Labo Arrin u Tagay Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa maanta gaaray safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Dayib Dubad Rooble, isaga oo la sheegay in halkaasi uu u tagay Labo Arrin. Safiirka oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Marka Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa ku waramaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay howlgallo ka wadaan xaafado ka mid ah magaaladaasi. Qof ku sugan magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanka Buurweyne Ee Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa u suurta gashay in Al-shabaab ay kala wareegaan deegaanka Buurweyn ee gobolka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Raadiyaha Oo Loo Dabaal-degayo iyo Taariikhda Raadiyaha Maanta oo kale sanad waliba waxaa dunida oo dhan laga xusaa maalinta raadiyaha, February 13 waa maalinta Raadiyaha adduunka, Waa maalin ay dunida xusto sida raadiyaha uga qeyb qaato Waxbarista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Lagu Dilay Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose Degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa lagu dilay Haweeney magaceeda lagu sheegay Farxiyo. Dad la sheegay in ay dirirsanaayeen seyga haweeneydaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamadda ICC Oo Dambi Ku Weysay Madaxweyne Ku Xigeenka Kenya Maxkamadda Dambiyada ee caalmiga ah ICC ayaa dambiyadii loo haystay ku weysay madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto. Xaakimka maxkamadda racfaanka ee ICC ayaa buritat go’aankii ahayd in lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Dad Tahriibayey Ciidanka badda ee maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay dad ay sheegeen inay doonayeen in ay ka tahriibaan xeebaha maamulkaasi uu ka taliyo. Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax oo ah taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan “Dowladda Wey Ku Fashilantay Inay Dhisto Ciidan Qaran” Gudoomiyahii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay ku fashilantay dhismaha ciidan qaran. Waxa uu sheegay in dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Jalalaqsi Oo Qeylo Dhaan Ka Muujiyay Waddooyinka Degmadaasi Gala Ee Weli u Xiran Al-shabaab Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan degmadaasi ay dhibaato aad u xooggan ku qabaan xirnaanshiyaha dhammaan wadooyinka soo gala ee degmadaasi, kuwaasi oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Siiriya Oo Sheegay In Uu Gacanta Ku Dhigayo Dhulka Dalkaasi Kaga Sugan Yihiin Mucaaradku Madaxweynaha dalka Siiriya Bishaar Al-asad ayaa sheegay in uu damacsanyahay in guud ahaan uu gacanta ku dhigo dhulka dalka Suuriya ay ka maamulaan mucaaradku. Wareysi uu siiyey wakaladda wararka ee…