2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Weerarkii SYL Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay weerar qaraxyo iyo mid toos ah isugu jiray oo xalay lagu qaaday Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Weerarkii Xalay Ee SYL Iyo Khasaaraha Ka Dhashay (Sawirro) Fiidnimadii xalay ayaa weerar isugu jiray qaraxyo iyo rasaas toos ah waxaa lagu qaaday sida wararku ay sheegayaan hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, kaasi oo kaabiga ku haya taallada SYL.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Ka Dhacay Nawaaxiga SYL Ee Magaalada Muqdisho Iyo Rasaas La Maqlayo Qarax xooggan ayaa goor dhaw oo caawa ah waxa uu ka dhacay nawaaxiga taalada SYL ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Qaraxan oo loo adeegsaday gaari ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ganacsatada Turkiga Ku Booriyey Inay Maalgashi Ku Sameystaan Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ganacsatada Turkiga u xaqiijiyey in Soomaaliya ay si buuxda ugu furan tahay inay maalgashadaan, taasina ay dani ugu jirto labada dal.…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka Kuwait (Sawirro) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo dalka Masar uga qeybgalay shirka madaxda Baarlamaannada dowladaha Carabta ayaa kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa dalka Kuwait.…
2 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Baarlamaanka Ee 2016 Oo Lagu Baaqay Iney u Dhacdo Daahfurnaan Iyo Cadaalad Waxaa galabnimadii Arbacada 24 Febraayo magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ku soo dhamaaday shirkii madasha iskaashiga heerka sare ee heer wasiir, kaas oo looga arrinsanayay arrimaha hiigsiga Soomaaliya iyo nooca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Roob Ka Da’ay Deegaanno Biyo La’aan Ka Jirtay Roobabka xilliga deyrta ayaa ka curtay deegaanno kamid ah gobolka Gedo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya xilli deegaannadaasi ay roob la’aan ka jirtay. Deegaannada roobkani uu ka da’ay ayaa waxay hoostagaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Diyaaradaha Dagaalka Kenya Oo Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaarahada dagaalka ee dalka Kenya ay ka geysteen deegaanno ka mid ah gobolka Gedo kuwaasi oo khasaare nafeed geystay. Deegaannada ay diyaaradahan duqeeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Rajo Ka Muujiyay Mira Dhalka Wada Hadalka Ay Kula Jiraan Ahlu-sunna Maamulka Galmudug State ayaa sheegay in ay meel wanaaagsan marayaan arimahihii wada hadallada ee kala dhaxeeyay Ahlu-sunna Waljameeca. Wasiirka dastuurka iyo dib u heshiisiinta maamulka Galmudug Cismaan Maxamed Cali oo…
2 daqiiqo Sheeko:War War-Murtiyeedkii Shirka Madaxda Baarlamaanada Carabta Oo Ku Soo Dhamaaday Magaalada Qaahira Waxaa soo dhamaaday xalay 25 febraayo shirkii madaxda baarlamaanada Carabta ee ka dhacayay xarunta jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira. Gabagabadii ayaa waxaa hadal murtiyeedka shirka soo jeediyay Dr.Cali Cabdi al-Caal…