7 daqiiqo Sheeko:War Caqabadaha Hortaagan In Soomaaliya Ay La Wareegto Maamulka Hawadeeda Xildhibaan Cali Nuur Xuseen oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay xaalado farabadan oo taabanaya hawada Soomaaliya, caqabadaha hortaagan iyo sida ay tahay in loo waajaho oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Weerarkii SYL Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya aaney marnaba hakin doonin dagaalka ay kula jirto kooxda caadeysatey dilka maatada iyo shacabka aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Difaaca Iyo Arrimaha Dibadda Dalalka Ay Ciidanka Ka Joogaan Soomaaliya Oo Shir Uga Furmay Jabuuti Dalka Jabuuti waxaa maanta oo Sabti ah shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya uga furmay wasiiradda arrimaha dibadda iyo Difaaca ee dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya. Shirkii ay lahaayeen wasiiradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Cambaareeyay Weerarkii SYL Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa cambaareeyey Qaraxii Argagixiso ee xalay ka dhacay Taalada SYL. Wuxuuna tacsi u diray ehelada iyo qaraabada dadkii ku dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dalka Turkiga Kula Kulmay Arday Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay ardayda Soomaalida ee wax ka barta magaalada Bursa ee waqooyiga galbeed ee dalka Turkiga. Waxaa uu Madaxweynaha ardaydaasi…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ku Eedeeyay Xukuumadda Federaalka In ay Ka Gaabisay Xiriir Wanaagsan Oo Ay La Yeelato Kenya Wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo isugu jiray xildhibaanno wasiirro ayaa mudo saacado ah lagu xayiray garoonka diyaaradaha Jommo Kenyatta ee magaalada Nairobi 21-kii bishan, inkastoo Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tirada Dadkii Ku Dhaawacmay Weerarkii SYL Ee Jiifa Isbitaallada Muqdisho Habeenkii xalay ahaa waxaa qaraxyo iyo weerar toos ah lagu qaaday hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho halkaasi oo uu ka dhashay khasaare kala duwan. Qaraxii ugu horeeyay ayaa loo adeegsaday…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ku Dhawaad 10 Qof Oo Isbitaalka Madiina Ugu Geeriyootay Dhaawacyadii Kasoo Gaaray Weerarkii SYL Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyootay 8 ruux oo ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay weerarkii xalay ee hotelka SYL magaalada Muqdisho. Wariyaheena Xasan Kaafi oo saaka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Lacag Dul Dhigtay Madaxa Afar Ruux Oo Lala Xiriirinayo Al-shabaab Booliiska Kenya ayaa maalintii shalay ahayd waxay lacag dhan 8 Milyan oo Kenya Shilin ah dul dhigeen Afar ruux oo looga shakisan yahay Xarakada Al-shabaab kuwaasi oo sawiradooduna la soo…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Qaraxyada Iyo Weerarada Loo Geystay Hoteellada Muqdisho Goobjoog News ayaa idiin soo gudbineysa sooyaalka qaraxyada iyo weerarada loo geystay hoteellada magaalada Muqdisho December 3, 2009: Waxaa weerar Ismiidaamin ah lagu qaaday Hotelka Shamow ee magaalada Muqdisho, waxaana…