4 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan “Maamulka Gobolka Banaadir Waxaa Loo Dhiibay Mas’uuliyad Qaawan” Guddoomiyahii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in aragti ahaan ay aad ula qaldan tahay in maamulka Gobolka Banaadir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xiriir Ayaa Ka Dhaxeeya Al-shabaab Iyo Burcad Badeedda Maxamuud Maxamed oo ah taliyaha howlgelinta ciidamada Galmudug ee gobolka Mudug ayaa sheegay inuu jiro xiriir wada shaqeyn ah oo ka dhaxeeya Xarakada Al-shabaab ee ku sugan deegaanka Xarardheere iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM ay Xarakada Al-shabaab kala wareegeen deegaanno ka tirsan gobalkaasi. Ciidamadaan ayaa la sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Daraasad: Ma jirto Siyaasad Ay Muddo Dhaw Soomaaliya Uga Bixi Karaan AMISOM Warbixin ay ay soo saareen machadka maxaliga ah ee Heritage maalintii Jimcaha ayaa lagu sheegay in aanay muuqan ififaalo muujinaya in ay AMISOM si dhaqso ah uga baxdo Soomaaliya. Warbixinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hogaamiyeyaasha Ciidamada ay Ka Joogaan Soomaaliya oo Ku Shiraya Djibouti Waxaa maanta Djibouti ku shiraya hogaamiyeyaasha ay ciidamada ka joogaan dalka Soomaaliya si ay uga hadlaan mustaqbalka ciidanka nabad ilaalinta AMISOM ee Soomaaliya. Shirka madaxeedkan waxaa ka qeygalaya Madaxweynayaasha 4…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdi Barre Oo Ku Taliyey Inay Is Casilaan Wasiirka Amniga Iyo Taliyeyaasha Ciidamada Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ayaa ku baaqay in la bedalo saraakiisha ugu sarreysa amniga dalka si looga gaashaanto weerarrada soo laablaabtay. Wareysi uu siiyay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Haweeney Lagu Dilay Isgoyska Siinaay Ee Magaalada Muqdisho Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ku dileen Isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho haweeney la sheegay inay ka mid ahayd ganacsatada suuqa Siinaay. Labo nin oo ku hubeysan Bistoolado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Ku Xayiran Garoonka Jomo Kenyatta Ee Nairobi Waxaa sii kordhaya dhibaatooyinka ay muwaadiniinta Soomaaliyeed kala kulmaan garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi xilliga ay halkaasi ku safrayaan. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalaxa oo garoonkaasi Transit ku ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Lagu Eedeeyay Inay Ka Gaabisay Wax u Qabashada Soomaali Ku Xiran Xabsiyada India Ehlada qaar ka mid ah dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran dalka India ayaa sheegay in illaa hadda Dowlada Federaalka Soomaalia gacan aysan ka gaysan sidoo loo sii deyn lahaa wiilashooda.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Tuuryare “Amniga Magaalada Muqdisho Waxaa Mas’uul Ka Ah Maamulka Gobolka Banaadir” Kulan looga hadlayey amniga guud ee magaalada Muqdisho ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa yeeshay talisyada ciidanka Nabad sugidda, kan Booliiska ee gobalka Banaadir iyo maamulka gobalka iyadoo uu goobjoog ka…