1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Mahadaay Oo Sheegay Inay Wadaan Diyaar Garowga Dagaallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay inay wadaan diyaar garow ku aadan dagaallo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab oo ku sugan deegaanno ka mid ah degmadaasi. Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SOSCENSA: Amniga Muqdisho Si Loo Sugo Waa In Mushaarkiisa Uu Helaa Askariga Qoraxda Taagan Gudoomiyaha hay’adda jilayaasha aan dowliga ahayn ee SOSCENSA Cabdullaahi Maxamed Shirwac ayaa sheegay in hay’adaha ammaanka looga baahan yahay inay sugaan ammaanka guud ee dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyey Magaalada Baladweyne Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo la sheegay in lagu xaqiijinayey amniga waxay ka sameeyeen xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Taliska ciidanka Booliiska Baladweyne…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsato Faa’ido Badan Ka Sameeyay Ka Ganacsiga Timirta, Suuqyada Muqdisho Waxaan booqday xarun u gaar ah iibinta timirta oo aan sahan dheer u galay ogaanshiyaha kororka magaaladan ay ku sameynayaan xilligan ganacsiyada gaarka ah. Waxaa ii suurta gashay inaan gaaro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyahii Degmada Afgooye Iyo Ku Xigeenkiisa Dhanka Amniga Oo Xilka Laga Qaaday Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xil ka qaadis ku sameeyay gudoomiyahii degmada Afgooye iyo ku xigeenkiisa dhanka amniga kadib khilaaf maalmahaan jiray. Cabdiqani Yuusuf oo ah gudoomiyahii xilka laga qaaday ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan “Shacabka Koonfur Galbeed Waa Iney La Shaqeeyaan Ciidanka Amniga” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan gobollada maamulkaasi uu ka arrimiyo iney la shaqeeyaan ciidamada amniga. Waxa uu sheegay in shacabka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Baaqyday Safar Uu Ku Tagi Lahaa Sweden Xaaladda Amni Ee Dalka Ka Jirta Awgeed Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib u dhigay safar rasmi ah oo uu ku tegi lahaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden 1-da ilaa 3-da bisha March 2016.…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka Oo Ku Dhaawaqay Guddi Baara Tacaddiyada Maxaabiista Ee Ka Baxsan Hannaanka Baarista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kalfadhigii 7-aad kulankiisii 38-aad , iyadoo xubnaha baarlamaanku ay gaarayeen illaa 139 xunbood, waxaana shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Mahad Cabdalla…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Ku Taliyay In Ciidanka Soomaaliyeed Lagu Wareejiyo Sugidda Amniga Xarumaha Dowladda Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa ka hadlay amniga guud ee dalka, isaga oo hoosta ka xariiqay…
4 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdisamad “Baahida Amni ee Muqdisho Wey Ka Weyn Tahay mid ay isku Dhiibaan Taliye Nabad Sugid iyo Guddoomiye Gobol” Kulan ku dhex maray magaaladda Muqdisho Sabtidii lasoo dhaafay hay’adaha ammaanka iyo gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu go’aaminayay in ammaanka magaalada lagu wareejiyo gobolka banaadir oo si buuxda ula wareegaya…