4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Waxaa Horyaalla Howl Natiijadeedu tahay Guul ama Guul-darro Gobolka Banaadir ayaa sabtidii ka la wareegay hay’adda sirdoonka qaranka gacan ku haynta amaanka gobolka Banaadir, arrintaas oo dad badan ay su’aal iska weydiiyeen. Amniga magaalada ma aha mid la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Amniga Dalka Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Habeenkii xalay ahaa waxaa kulan degdeg ah oo amniga looga hadlayey uu ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeybgaleen madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud, golaha wasiirada xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Cambaareysay Qaraxyadii Ka Dhacay Baydhabo Golaha midowga Afrika ee AMISOM ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaraxyadii gabal dhacii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Wakiilka gaarka ah ee Midoga Afrika u qaabilsan…
2 daqiiqo Sheeko:War Gudoomiye Jawaari “Muwaadin Walba Oo Soomaaliyeed Waxaa Waajib Ku Ah Iney Gacan Siiyaan Ciidamada Ammaanka” Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed ee ay ehelladooda ku wax yeeloobeen qaraxyadii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay magaalada Baydhabo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Sheegtay Inay Ballaarineyso Gargaarka Ay Ka Waddo Siiriye Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay qorsheeneyso ballaarinta gar gaarka Bini’aadannimo oo ay ka waddo dalka Siiriya Shanta maalin ee soo socota, kuwaas oo la gaarsiindoono dad gaaraya 150,000 oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxyadii Baydhabo Oo Muqdisho Loo Soo Qaadayo Maamulka Isbitaalka magaalada Baydhabo ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay usoo qaadayaan qaar ka mid ah dhaawacyada halista ah ee dadkii ku waxyeelloobay qaraxyadii shalay gelinkii dambe ka dhacay magaallada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Dadkii Ku Waxyeelloobay Qaraxyadii Baydhabo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa shacabkii waxyeellada ay kasoo gaartay qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Agaasimaha Isitaalka magaalada Baydhabo Cabdifitaax Ibraahim Xaashi oo la…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Xoosh Jibriil “Nin u Haysta Inuu Dastuurka Ka Sarreeyo Ayaa Dalka Madaxweyne Ka Ah” Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka mid ah mudanyaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyay caawa Goobjoog news waxa uu sheegay in marnaba aysan macquul ahayn in mar qura madaxda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dalalka Ay Ciidamada Ka Joogaan Soomaaliya Oo Isku Raacay Xoojinta Iyo Taageerada Howlgalka AMISOM Hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Djibouti ka soo saarey war murtiyeed ay ku caddeeyeen baahida loo qabo xoojinta, tayeynta iyo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 20 Qof Oo Ku Geeriyootay Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Baydhabo Labo qarax oo sababay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed ayaa gabal dhacii maanta waxay ka dhaceen bartamaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaraxii ugu horeeyay ayaa la…