Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin Ka soo Jeeda Gobolka Gedo Oo Eedeyn U Soo Jeediyay Madaxweynaha Jubbaland Sheeko:War Waxaa in muddo ah socday dedaallo lagu doonayey in wax looga qabto khilaafka u dhexeeya maamulka Jubbaland iyo dhinacyada ka soo horjeeda ee ka tirsan mucaaradka maamulka ee ka soo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Kobcinta Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Lagu Soo Gabogabeeyay Istanbul Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirka kobcinta dhallinyarada Soomaaliyeed kaasi oo arrimo badan looga hadlay. Waxaa shirkaan ka qeybgalay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Heerka Caalami Ee Looga Hadlayo Arrimaha Soomaaliya Oo Ka Furmay Turkiga Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa ka furmay shirka heerka caalami ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, kaasi oo ay ka qeybgalayaan mas’uuliyiin ka socota dalal dhowr iyo sidoo kale hay’ado…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka India: In Ka Badan 10 Milyan Ruux Oo Biyo La’aan Ah In kabadan 10 million oo ah dadka kunool magaladda New Delhi ee dalka India ayaa biyo la’aan ah kadib markii dad careysani ay baa’bi’yeen tubooyinkii ugu waa weynaa ee magalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada AMISOM Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Shabellaha Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay meel ku dhaw deegaanka Yaaq-bari-weyne ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Wararka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Heerka Sare Ee Soomaaliya Oo Maanta Ka Furmaya Dalka Turkiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ku- Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Jan Eliasson ayaa shalay oo Isniin ahayd gaarey magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhacdadii garoonka Jomo Kenyatta Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xuntahay dhacdadii ka dhacday garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, halkaas oo ay Transit ku ahaayeen wafdi uu hogaaminayay Ra¨´iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane…
3 daqiiqo Sheeko:War Abukaate Cali Xalane Oo Xildhibaanada Federaalka Ku Eedeeyay Iney Ka Gaabiyeen Qodob Muhiim Ah Oo Dastuuri Ah Abuukaate Cali Xalane oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay dhibaatada ka taagan xasaanadda xildhibaanadu ay ka cabanayaan, in lagu xad gudubi karo iyo in kale, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Askar Ka Wada Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Ku Dagaallamay Cadaado Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in duleedka degmadaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Askartaan dagaallantay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Cali Gees “Waan Isaga Baxay Al-shabaab” Axmed Cali Gees oo ka mid ahaa Xarakada Al-shabaab ayaa maalintii shalay ahayd waxaa xabsiga degmada Cadaado dhigay ciidanka Nabad sugidda Soomaaliya. Mr Gees oo saxaafadda loogu geeyay xabsigii uu…