Maamulka Gobolka Banaadir Oo Dayactir Ku Billaabay Wadada Isku Xirta Dekadda Muqdisho Iyo Villa Soomaaliya Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta dayactir ka billaabay waddo isku xirta dekedda magaalada Muqdisho iyo xarunta madaxtooyada Soomaaliya, taasi oo horay burbur uu uga muuqday. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Hobyo Ee Gobalka Mudug Maamulka Galmudug State ayaa maanta maamul cusub ugu magacaabay degmada Hobyo ee gobalka Mudug, xilli maalmihii ugu dambeeyay laga arrinsanayay qaabka maamul u sameynta degmadaasi. Wareegto kasoo baxday madaxweynaha Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Tareen Oo Ka Dhacay Dalka Jarmalka Sida ay sheegeen Booliiska dalka Jarmalka dad badan ayey waxyeello ka soo gaartay kadib markii ay isku dhaceen Labo tareen Magaalada Bavaria ee koofurta Jarmalka. Booliiska waxaa uu intaa raaciyay…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Ka Walaacsan Xaalad Cusub Oo Ay Kala Kulmeen Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Xildhibaan Maxamed Yuusuf oo Ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa Isniintii shalay oo taariikh ahayd 8 Febraayo hadal uu ka jeediyay baarlamaanka hortiisa ku sheegay in madaxweynaha dalku uu meel…
3 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Adeegyo wax lagu Basaaso oo Gurigaada Dhex Yaalla Telefishinka: ayaa ka mid ah tiftifka ama Jaajuuska ugu weyn, waayo waxaa uu duubayaa caddeymo ku saabsan teleshinada aad jeceshahay in aad daawato, waqtiga aad jeceshahay in aad daawato, xitaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Sugan Magaalada Muqdisho Oo u Baahan Gurmad Cunto Iyo Caafimaad Boqolaal qoys oo barakacayaal ah kuwaasi oo ku nool meelo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda ayaan heysan nolol ku filan waxa ayna ku hoydaan guryo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Booliis Ah Oo Qarax Lagula Eegtay Kismaayo Qarax Miino ayaa lagu soo waramayaa in maanta lala eegtay gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan Booliiska Jubbaland, kuwaasi oo ku sugnaa meel ku dhaw garoonka Kismaayo. Miinada ayaa ahayd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Oo Kulamo La Leh Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Degmada Hobyo Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa kulamo waxa uu la qaadanayaan qeybaha kala duwan ee bulshada iyo sidoo kale mas’uuliyiinta Galmudug ee ku…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Iyo Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa January 2016 January 2, 2016: Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa ugu horeyn waxa uu sharaxaad ka bixiyay safar uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Sh/Hoose “Farsamo Xumo Ayeey Ahayd Ka Bixitaankii AMISOM Ee Marka” Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in ka bixitaankii hore ee ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee magaalada Marka ay…