2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaa La Arki Doonaa Al-shabaab Iyaga Oo Weeraraya Suuqyada, Masaajidda Iyo Iskuullada” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in awoodda Xarakada Al-shabaab ay haatan hoos usii socoto islamarkaana ay xilligaan marayaan heer ay shacabka bartilmaameedsadaan waa sida uu hadalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Gudoomiye Jawaari Oo Ka Qeybgalaya Shirka Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Dalalka Iskaashiga Islaam Ee Ka Furmaya Baqdaad Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baghdad ee caasimadda dalka Ciraaq halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey jimcadii shalay…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Berbera: Dadka Dhimirka La’ Oo La Daweynayo Isbitaal dadka dhimirka ka jiran lagu daweeyo oo ku yaalla magaalada Berbera waxaa lagu uruuriyay 21 qof oo ka jiran maskaxda kuwaasi oo laga soo qabtay gudaha magaalada Barbara iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo War Kasoo Saaray Weerarkii Liido Sea Food Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed uu u dhaqaaqey inay nabad iyo barwaaqo ku noolaadaan, iyagoo dhinac iska dhigaya waayihii mugdiga ahaa ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Cambaareeyay Weerarkii Liido Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxa uu si kulul u cambaareeyey weerarkii bahalnimada ahaa ee xalay fiidkii lagu qaaday Maqaaxi ku taala Xeebta Liido,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Sheegtay Inay Ku Dadaaleyso Horumarinta Afka Soomaaliga Wasaaradda waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku dadaaleyso horumarinta Afka Soomaaliga ah. Agaasimaha waaxda dugsiyada ee wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Professor Tooxow oo la hadlay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Cadaado Oo Xalay Laga Xusay Maalinta Qoraalka Farta Soomaaliga Munaasbad lagu xusayay 21-ka January oo ku beeganayd 43-sano guuradii kasoo wareegtay markii ugu horeysay ee la hirgeliyay qorista farta Soomaaliga ayaa xalay lagu qabtay magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Isticmaalka Dhuxusha Ee Magaalada Muqdisho Oo Sii Yaraanaya Dhuxusha waa mid qaasare badan u leh deegaanka waana mid isticmaalkeeda uu ka jiray Beled iyo baadiyeba waxaana ay dadka magaalada kasii guurayaan isticmaalkeeda iyagoo u guuraya isticmaalka korontada iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugu Yaraan 20 Qof Oo Ku Geriyootay Weerarkii Lagu Qaaday Liido Rag hubeysan oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar isugu jira qaraxyo iyo rasaas toos ah ku qaadeen maqaayaddo ku yaalla Xebta Liido ee magaalada Muqdisho.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Kulan Ay Yeesheen Kaga Hadlay Weerarkii Ceelcadde Iyo Arrimo Kale Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carteh, waxaana kulankan looga hadlay qodobo kala duwan oo…