1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Maanta Qof Shacab Ah Ku Dilay Magaalada Muqdisho Askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qof shacab ah waxa uu ku dilay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, qofkaasi oo la sheegay inuu ahaa darwal kaxeeya mootada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Maaliyadda Oo Qabatay Dood Ku Sabaasan Misaaniyadda 2016-ka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay madal looga doodayo miisaaniyadda qaran ee 2016, waxaana madasha ka soo qayb galay bulshada qaybaheeda kala duwan, iyadoo dadka ku nool daafaha caalamku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolo Dhaqatada Gobalka Gedo Oo Xoolahooda Ula Guuray Goballada Jubooyinka Qoysas ka badan Kun islamarkaana Xoola dhaqato reer guuraa ah , kana kala imaanaya qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka iyo dhulka miyiga ah ayaa waxay billaabeen 3-dii Todobaad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobalka Shabellaha Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Buulomareer ee gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo faah faahin laga helayo. Ciidamada Al-shabaab ayaa la sheegay inay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Qoraalka Afka Soomaaliga Oo Maanta Laga Xusayo Magaalada Muqdisho Munaasabado lagu weynaynayo maalinta qoraalka Afka Soomaaliga ayaa lagu wadaa in maanta lagu qabto magaalada Muqdisho iyo meelo kale oo dalka ka mid ah. Munaasabaddani waxaa ka qeybgali doono madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Dhiggiisa Dalka Jabuuti Oo Ku Wajahan Baladweyne Madaxweynayaasha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku wajahan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Socdaalka madaxweynayaashan ayaa lagu sheegay ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Iyo Ruushka Oo Ku Muransan Geeddi Socodka Nabadda Siiriya Wasiirka arrimaha dibadda dalka Ruushka Sergey Lavrov ayaa sheegay wadahadaladii u dhexeeyey mucaaradka dalka Siiriya iyo Dowladda dalkaa uu dhici doono dhammaadka bishan January, balse lagu muransanyahay Liiska dadka lagu…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Qoraalka Farta Soomaaliga Maanta 43 sano guuradii Maalinta Farta Soomaaliga, waxaa maalintii uu soo baxay buggii ugu horeeyay iyo wargeyskii ugu horeeyay oo ku qoran farta Soomaaliga. Goobjoog News, waxaa shacabka dib u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Tababar Usoo Xiray Ciidamo Kumaandoos Ah (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Dugsiga Tababarka Ciidammada ee magaalada Muqdisho tababar ugu soo xirey dufcaddii 3-aad iyo qeybtii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Gedo Oo Si Kulul Uga Hadlay Duqeynta Diyaaradaha Kenya Ee Gobalkaasi Maamulka gobalka Gedo ayaa ka hadlay duqeymaha diyaaradaha dagaalka ee Kenya ka geysteen deegaanno ka mid ah gobalkaasi. Gudoomiyaha gobalkaasi Axmed Buulle oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Kenya…