1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Kismaayo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw waxa uu gaaray magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa furi doona shirka madasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Galmudug Oo Ka Shiray Amniga Deegaanadooda Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen golaha wasiirada ee maamulka Galmudug State ayaa looga hadlay arrimo badan oo ku saabsan deegaanada maamulkaasi uu ka taliyo sida Amniga, waxbarashada, caafimaadka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxagarad Ku Sugan Gobalka Hiiraan Oo Ku Kala Aragti Duwanaaday Shirka Jowhar Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee ku sugan gobalka Hiiraan ayaa ku kala aragti duwanaaday shirka shalay ka furmay magaalada Jowhar ee maamulka loogu sameynayo goballada Shabellaha Dhexe iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Magaalada Jowhar Oo Uu Ka Furmay Shirka Maamul u Sameynta Sh/dhexe iyo Hiiraan Magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha dhexe waxaa shalay si rasmi ah uga furmay shirka maamulka loogu sameynayo goballada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta Ka Furmaya Kismaayo Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose uu ka gurmo shirka madasha wadatashiga qaranka oo dib u dhac horay ugu yimid. Magaalada Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Howlgallo Ballaaran Ka Wada Magaalada Mandheera Wararka ka imaanaya magaalada Mandheera ee gobalka Waqooyi bari Kenya ayaa waxay sheegayaan in halkasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan ciidamada dowladda Kenya. Howlgalkaan oo shalay soo billawday ayaa wararku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye Oo Ku Baaqay Sameynta Sanduuq Dhaqaale Loogu Uruurinayo Caruurta Ay Ka Tageen Wariyeyaashii Dalka Lagu Dilay Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ku baaqay in la sameeyo sanduuq lagu uruurin doono dhaqaale si loogu caawiyo carruurta ay ka geeriyoodeen wariyeyaashii lagu dilay magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Saxaafadda Ugu Baaqay Ka Shaqeynta Horumarinta Dalka Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in saxaafadda Soomaaliyeed ay tahay mid dadka waxbarta, islamarkaana xil weyn uu ka saaran yahay in ay ka shaqeyso horumarinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Ku Go’doon Sanaa Magaalada Madaya Ee Siiriya Oo Loo Gurmaday Gawaari kolonyo ah oo gar gaar wada ayaa gaaray magaalada hareereysan ee Madaya ee dalka Siiriya halkaas oo ay mucaaradku heystaan, iyadoo markii ugu horeeysay mudo Sanado ah halkaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Goballada Dhexe “Ma Aqoonsanin Galmudug” Maamulka Gobalada dhexe ee Ahlu-sunna Waljameeca fadhigooduna yahay degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in aanay aqoonsaneen maamulka Galmudug Satate, islamarkaana aanay jirin cid ay wada hadal kula jiraan.…