1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Wada Hadal Hoose Ay Kula Jiraan Madax Ka Tirsan Ahlu-sunna Maamulka Galmudug ayaa sheegay in wada hadal hoose ay kula jiraan mas’uuliyiin ka mid ah maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee ku sugan degmada Dhuusamareeb, gobalka Galgaduud. Wasiirka Dastuurka iyo dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Kenya Oo Maanta Hortaga Maxkamadda The Huge Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah uu hortago maxkamadda dambiyada aduunka ee The Huge. Ruto ayaa loo haystaa dambiyo ka dhan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhaliilay Dowladda Federaalka Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dhaliil u jeediyay dowladda Federaalka Soomaaliya, xilli uu jeedinayay khudbaddiisii sanadlaha ahayd. Siilaanyo ayaa sheegay inay ka war hayaan in madaxda dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanno Ka Mid Ah Somaliland Deegaanno ka mid ah Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay ka taagan tahay xaalad adag oo dhanka Nolosha ah, iyadoo biyo yari lasoo sheegayo. Deegaanka Gabilley iyo deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abwaan Cali Sugalle Oo Ku Geeriyooday Imaaraadka Carabta Allaha u naxariisteen waxaa dalka Imaraadka Carabta ku geeriyooday Abwaan Cali Sugulle oo ka mid ahaa abwaaniinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ugu caansan. Abwaanka ayaa maalmihii ugu dambeeyay la xaqiijiyay…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdi Barre “Shirka Kismaayo Waxaa Kasoo Baxaya Oo Kaliya In Dadka Mindiyo La’isugu Dhiibo” Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay shirka lagu wado in maanta uu ka furmo magaalada Kismaayo, kaasi oo uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Badhaadhe Ee J/hoose Oo Beeniyay In Al-shabaab Ay La Wareegeen Deegaankaasi Maamulka deegaanka Badhaadhe ee gobalka Jubada Hoose ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in deegaankaasi ay la wareegeen Xarakada Al-shabaab, kadib markii ururkaasi uu baraha internetka ku baahiyay in Badhaadhe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta Ka Furmaya Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo shirka madasha wadatashiga qaran, kaasi oo looga hadlayo arrimo ku aadan doorashooyinka dalka ka dhici doona…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 68 Sano Kadib Dhacdadii Ha Noolaato Iyo Dilkii Xaawo Taako Maanta waxaa 68 sano laga joogaa dhacdadii”Ha Noolaato” ee lagu dilay Soomaali badan oo ay ku jirto Xaawo Taako, waana dhacdo xusuus ku leh Soomaalida, qeybna ka ah dagaalada lala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Oo Saxiixay Sharciga Saxaafadda Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga saxaafadda Soomaaliyeed oo dhawaan meel mariyay baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Shalay oo taariikhdu ay ku beegneyd 9-ka January ayuu madaxweynaha saxiixay…