1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Dibadbax Cabasho Ah Ka Dhigay Magaalada Muqdisho Qaar ka mid ah dad dhawaan dowladda Federaalka ay ka saartay guryo ku yaallay dhabarka dambe ee garoonka Aadan Cadde, gaar ahaan dhanka wadada 21 October ayaa maanta dhigay dibadbax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqo La’aan Soo Wajahday Kalluumeysatada Degmada Hobyo Ee Gobalka Mudug Kalluumeysatada Ku Sugan degmada Hobyo ee Gobalka Mudug ayaa sheegay in dabaylo xooggan oo ka kacay xeebta degmadaasi ay saameyn ballaaran ku yeelatay howlihii Kalluumeysigoodii. Badda oo aan la geli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Lagu Qabanayo Jowhar Oo Sababay In La Xiro Iskuullada Iyo Jaamacadaha Ku Yaalla Degmadaasi Shirka la filayo in dhawaan uu ka furmo degmada Jowhar islamarkaana maamul loogu sameynayo goballada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa sabab u noqday in la xiro dhammaan Iskuullada iyo Jaamacadaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Baladweyne Oo Ku Kala Aragti Duwanaaday Maamulka Maamulka Loo Dhisayo Sh/dhexe Iyo Hiiraan Shacabka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan qaarkood ayaa ka aragti dhiibtay qorshaha la doonayo in maamul gobaleed loogu sameeyo goballada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Waxay shacabkaan qaarkood…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdisamad Macallin “Maamullada Dalka Ka Jira Waxay u Baahan Yihiin In La Marsiiyo Darqiid Ay Sharci Ku Noqdaan” Xildihbaan Cabdisamad Macallin Maxamuud oo ka mid ahaa xildhibaanadii gudoomiye Jawaari ku wehlinayay safarkii uu ku tagay degmada Dhuusamareeb ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay ulajeedka safarkaasi iyo sidoo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari Oo Sheegay In Ahlu-sunna Ay Ka Aqbashay Ka Qeybgalka Wada Hadallada Nabadda Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo 7-dii bishaan safar ku tagay degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in ahlu-sunna Waljameeca ay ka aqbaleen inay ka qeybqaataan wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Beenisay In Wada Hadal Ay Kula Jirto Galmudug Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa waxba kama jiraan ku sheegay warar dhawaan kasoo baxay madaxda maamulka Galmudug oo ahaa in wada hadal uu u socdo Labada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Lala Xiriirinayo Ururka Daacish Oo Weerar Ku Qaaday Hotel Ku Yaalla Masar Saddex ruux ayaa ku dhawacmay kadib markii laba qof oo la tuhunsanyahay in ay ka tirsanaayeen IS ay xoog ku galeen Hoteelku yaalla magaladda loo dalaxiiska tago ee Hurghada ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Furi Doona Garoonka Diyaaradaha Ee Boosaaso Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday magaalada Boosaaso ayaa maanta lagu wadaa inuu xariga ka jaro garoon diyaaradeed oo Boosaaso laga furayo. Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Axmed Xasan “Dowladda Federaalka Waxa Ay Xiriirka Ugu Jartay Iran Waa Qancinta Sacuudiga” Mid kamid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ulajeedka ay Iiraan xiriirka ugu jartay ay tahay sidii ay u qancin lahayd wadamada Carabta oo ay ka hesho dhaqaalaha.…