Rasaas Ka Socota Goobtii Xalay Qaraxa Lagu Weeraray Sheeko:Arrimaha Amniga Xubno ka mid ah Al-shabaab ayaa la xaqiijiyey iney ka dhex dagaallamayaan dhisme ku yaalla wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho kuna dhow Hoteelka Makka Al-mukarrama, kuna dheggan Hilaac UK.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Maxay Ka Tiri Kufsigii Iyo Dilkii Loo Geystay Caa’isha Ilyaas? Golaha Wasiirrada XFS ayaa shirkoodii ay yeesheen oo uu shir guddoominayay ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre waxay ku cambaareeyeen falkii lagu kufsaday laguna dilay Caa’isha Ilyaas oo ahayd gabar 12 sano…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Qarax Caawa Ka Dhacay Muqdisho Qarax xooggan ayaa caawa waxa uu ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, wuxuuna geystay khasaare kala duwan. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa ku qarxay inta u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ka Bilaabanaya Gaalkacyo (Dhageyso) Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa maanta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta ee Puntland, kuwaasi oo ka yimid deegaanka Tukaraq oo ay maalmahan ku sugnaayeen. Saraakiisha hoggaamineysa ciidamadan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogga Dalka Oo AMISOM Kala Wareegay Kulliyada Jaalle Siyaad Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukumada Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasabad uu Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kula wareegayay Kulliyadda Jaalle Siyaad ee Magaalada Muqdisho. Munaasabada ayaa waxaa goob joog ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo $20 Milyan Ku Kabeysa Miisaaniyadda DFS Ee 2019 Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Sheekh Tamiim ayaa kulankooda isla soo qaaday arrimo dhowr ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Qatar iyo danaha ay wadaagaan si loo helo iskaashi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AFRICOM Oo Sheegtay Iney Dishay 200 Oo Ka Mid Ah Al-shabaab Taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa qoraal kooban oo ay soo saareen waxa ay ku sheegeen iney duqeymaha ay ka fuliyeen Soomaaliya sanadkan 2019 ay ku dileen 200 oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Maxay Ulajeedka Uu Madaxweyne Mustafe Cagjar u Aaday Somaliland? Madaxweynaha Somali State ayaa safar aan lasii shaacin waxa uu ku yimid magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Ulajeedka uu madaxweyne Mustafe Cagjar u yimid xalay Hargeysa ayaa waxaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Dacwad Ka Dhan Ah Soomaaliya u Gudbisay UN Iyo AU Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Qaramada Midoobay iyo sidoo kale midowga Africa u gudbiyeen dacwad ka dhan ah Soomaaliya. Moniko Juma oo ah wasiirka arrimaha dibadda Kenya ayaa sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Duqa Muqdisho Oo Furay Mashruuc Lagu Tababaryo 400 Oo Dhallinyaro Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay mashruuc lagu tababarayo 400 oo dhalinyaro ah, kuwaas oo isaga kala yimid magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo iyo…