1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Laga Billaabayo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Maamulkaasi Guddiga doorashooyinka Somaliland oo kaashanaya xisbiyada mucaaradka iyo maamulka iminka talada haya ayaa ku dhawaaqay xilliga sida rasmiga ah loo billaabi doono diiwaan gelinta cod bixiyayaasha doorashooyinka Somaliland. C/qaadir Iimaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Oo Maanta Lagu Aasay Duleedka Deegaanka Halgan Ee Hiiraan Allaha u naxariistee waxaa maanta qabuuraha Daaro Ugaas ee duleedka deeaanka Halgan Gobalka ee gobalka Hiiraan lagu aasay Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo Axadii aynu kasoo gudubnay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ku Goodiyay In Al-shabaab Ay Sanadkaan Ka Saari Doonaan Guud Ahaan Dalka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa maanta waxa uu xafiiskiisa kula kulmay saraakiisha ciidanka Midowga Afrka Ee AMISOM ugu sareysa, iyaga oo ka wada hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Jubbaland Oo Isku Diyaarinaya Dagaallo Ka Dhan Ah Xarakada Al-shabaab Saraakiisha ciidamada maamulka Jubbland ayaa sheegay in maalmaha soo aadan ay qaadi doonaan dagaallo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab, islamarkaana haatan ciidanka la diyaarinayo. Ciidamada isku dhafka ah ee dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Lagu Daad Gureynayo Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose waxaa lagu daad gureynaa ciidamo Itoobiya ah, kuwaasi oo bedalaya ciidamadii Sera Leone oo ka baxay gobalka Jubada Hoose. Billawgii Todobaadkan waxaa magaalada Kismaayo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa “Xabsiyada Magaalada Muqdisho Waxaa Ku Xiran Masaakiin Awood Loo Sheegtay” Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah gudoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha dibadda baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in xabsiyada ku yaalla magaalada Muqdisho ay ku xiran yihiin dad shacab ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Jowhar Oo Howlgallo Waddo Furis Ah Ka Billaabay Degmadaasi Maamulka degmada Jowhar ee gobalka Shabellaha dhexe ayaa degmadaasi ka billaabay howlgallo waddo furis ah, taasi oo lagu doonayo in lagu soo celiyo bilicda maagaladaasi. Xaafadda Horseed ee degmada Jowhar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Dowladaha Sacuudiga Iyo Iran Ugu Baaqday Inay Dajiyaan Dhiillada Colaadeed Dowladda Turkiga ayaa dalalka Sacuudiga iyo Iran ugu baaqday in ay dajiyaan Dhiillada colaadeed ee Labada wadan soo kala dhex gashay . Dowladda Turkigu waxa ay sheegtay in khilaafka cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Gaarisa Oo Maanta Dib Loo Furay Kadib Weerarkii Al-shabaab Ee Jaamcadaasi Waxaa maanta si rasmi ah dib loogu furay Jaamacadda Gaarisa oo xirneyd tan iyo wixii ka dambeeyay weerarkii Al-shabaab ay halkaasi ku qaadeen muddo hadda laga joogo Sagaal Bilood, halkaasi…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho oo laga Hirgelinayo Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Ugu Weyn Bariga Afrika Afar Sano ka hor waxay aheyd Meel Qashinka lagu qabo, Intii aan lagu billaabin dhismaha Isbitaalka waxaa laga daabulay 10,000 oo tan oo qashin ah. Isbitaalka ugu weyn bariga Afrika…