2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Aadan Saransoor “IGAD Dhex Dhexaad Kama Ahan Waxa Ka Jira Degmada Ceelbarde” Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur Saransoor oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee dhawaan gaaray degmada Xudur ee gobalka Bakool ayaa faah faahin ka bixiyay socdaalka ay gobalkaasi ku joogaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Ku Dagaallamay Gobalka Hiiraan Oo Wada Hadal Laga Dhex Billaabay Wada hadal nabadeed ayaa laga dhex billaabay beello walaalo ah oo dhawaan ku dagaallamay deegaanno ka mid ah gobalka Hiiraan, kaasi oo ay horkacayaan Odayaal dhaqameed iyo siyaasiyiin. Cumar Aadan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Shuban Biyoodka Oo Ka Dillaacay Degmada Hobyo Ee Mudug Iyo Shacabka Oo Gurmad Caafimaad dalbaday Wararka aynu ka helayno tuulooyin hoos yimaada degmada Hobyo ee dhul xeebeedka gobalka Mudug ayaa xilligaani waxaa laga soo sheegayaa xaaladdo caafimaad darro oo saameyn ku yeeshay dadka ku sugan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Olole Sare Loogu Qaadayo Afka Soomaaliga Oo Ka Billawday Hargeysa Dhaq dhaqaaqyadaan oo la rabo in lagu barto cilmiga Afka Soomaaliga iyo suugaantiisa, qoraalkiisa oo cilmiyeesan iyo dhaqanka soo jireenka ah ee Soomaalida waxaa loo furay xarumo lagu baranayo, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Ugaas C/raxmaan Ugaas Khalif Oo Lagu Wado In Lagu Aaso Deegaanka Halgan Ee Hiiraan Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in Meydka Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif lagu aaso deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan, halkaasi oo marxuumka uu ku dhashay. Magaalada Baladweyne ee gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Degmada Baraawe Oo Ku Howlan Xallinta Dagaal Dhex Maray Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Federaalka Wararka ka imaanaya degmada Baraawe ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in waxgaradka ku dhaqan halkaasi ay wadaan xallinta dagaal shalay degmadaasi ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Oo Ku Geeriyooday Magaalada Baladweyne Ugaas Cabdiraxmaan waxaa uu ku dhashay degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan sanadkii 1957, waxa uu dugsiga hoose iyo dhexe uu uga baxay iskuulka Indhaceel ee degmada Buuloburde, waxaa uu sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Xukuumada, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Oo Ku Geeriyooday B/weyne Goor dhaw waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ku geeriyooday Allaha u naxariistee Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif oo ah Ugaaska Beesha Xawaadle. Geerida ugaaska ayaa timid ka dib markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Xukun Dil Ah Fulisay Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxay xukun dil ah ku filasay askari ka tirsanaa ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka NISA oo la sheegay in uu horay qof shacab…