4 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Cabdi Ismaaciil Samatar “ Hogaanka Hadii Uu Imaan La’aan Kaa Noqdo Wareer Baad Ku Jiraysaa Waligaa” Professor Cabdi Ismaaciil Samatar oo u waramay Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo ku aadan hogaanka dalka iyo sidoo kale waxyaabaha la fili karo marka uu dhamaado waqtiga dowladda iminka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul Gobaleedyada Dalka Oo Loogu Baaqay Inay Ka Shaqeeyaan Danaha Shacabka Iyo Dalka Axmed Shire Falagal oo mar soo noqday wasiirka warfaafinta maamulka Galmudug ayaa ugu baaqay dhammaan maamul gobaleedyada ka jira dalka inay ka shaqeeyaan danaha dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Mas’uulkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Koox Hubeysan Oo Weerar Ku Qaadday Saldhigga Degmada Hilwaa Ee Magaalada Muqdisho Koox hubeysan oo loo maleynayo inay ka mid yihiin Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen saldhigga degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho halkaasi oo rasaas xooggan la’isku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Maaliyadda Oo Soo Bandhigtay Hindisaha Daah Furnaanta Dowladda Oo Ay Shacabka Kula Wadagayso Xogta Dowladda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheikh Maxamuud ayaa bilaabay abuuritaanka nidaamka Dowlada ee Daah Furnaanta, taas oo dowladu ku doonayso in shacabka lala wadaago xogta dowladda. Madaxweynaha ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Lagu Qaaday Xarun Ciidamada India Ku Lahaayeen Meel Ku Dhaw Xuduudda Ay La Wadaagaan Pakistan Rag hubeysan ayaa weeraray bar ay leeyihiin ciidamada cirka ee dalka India meel u dhaw xuduuda dalkaasi uu lawadaago dalka Pakistaan. Rasaas ayaa laga maqlay gudaha saldhigga ciidamada cirka ee…
19 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Madaxweyne Xasan Sheekh Ee Sanadka 2015-ka Waxaa soo dhamaaday sanadka 2015-ka oo dad badani wax badan ku xusuusan doonaan, iyadoo uu billawday sanadka 2016-ka oo wejigiisa cusub wata. Hadaba Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysnaa sooyaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Caruur Cudurka Dabaysha Ugu Geeriyootay Gobalka Gedo Kiiska Cudurka Dabaysha ayaa la sheegay in lagu arkay deegaanno ka mid ah gobalka Gedo, kaasi oo caruur ay u dhinteen, kuwo kalena ay la il daran yihiin. Nabadoon Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Oo Ka Digay Iibsashada Hantida Dadweynaha Ee B/weyne Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa ka digay in la iibsado hantida dadweynaha ee magaalada Baladweyne, kadib markii maalmahani dambe ay soo ifbaxayeen warar sheegaya in la iibsanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelihii Dhawaan Lagu Heshiisiiyay B/weyne Oo Mar Kale Ku Dagaallamaya Hiiraan Wararka ka imaanaya deegaanka Bu’qowsaar ee gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal u dhaxeeya Beello dhawaan lagu heshiisiyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Dagaalkaan…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Is Casilay Faarax Sheekh Cismaan Cabdi oo ka mid ahaa xilibaanadii Baarlamaanka Koofur Galbeed ee la dhaariyay 28 bisha aan ku guda Jirno ayaa waxa uu si cad u shaaciyay in uu…