1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Qarax Lagula Eegtay Degmada Baardheere, Gedo Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in goor dhaw halkaasi uu ka dhacay qarax Miino oo lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo kolonyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Magaalada Jowhar Magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe waxaa gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, kuwaa oo lagu soo dhaweeyay magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Oo Ka Hadlay Khilaaf Siyasaasadeedka Ka Jira Gobalka Bakool Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa markii ugu horreysay ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka jira gobalka Bakool. Wasiirka oo la hadlayay Idaacadda VOA…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Afaraale Oo Dhismaha Maamulka Bakool Sare Ku Eedeeyay Jubbaland Iyo Puntland Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale ayaa sheegay in maamulka Bakool sare ee dhawaan looga dhawaaqay degmada Ceelbarde uu yahay mid la doonayo in lagu abuuro colaad sokeeye iyo sidoo kale…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Goodir “ Baarlamaanka Waxa Uu Soo Saari Doonaa Sharci Maamul Gobaleedyada Uga Bixi Doonaan KMG” Xildhibaan Maxamed Maxamuud Ibraahim Goodir oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya ay ka sugayaan sharci ku saabsan maamul gobaleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaannada Galmudug Oo Laga Billaabay Howlgallo Lagula Dagaallamayo Isbaarooyinka Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Booliiska ayaa deegaannada Galmudug waxay ka billaabeen howlgallo ka dhan ah kooxaha Isbaarooyinka u dhigta gaadiidka iyo shacabka. Cali Cabdullaahi Warsame oo ah wasiir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Bashiir Axmed Salaad “Iiraan Wax Walbo Oo Ay Dalka Ka Waddo Waxay u Adeegsaneysaa Shiiceyn” Gudoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in dowladda Iran ay dalka ka waddo Shiiceyn, islamarkaana waxa uu shacabka uga digay wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalihii Ururuka Samafalka Hirda Ee Laga Qafaashay Gedo Oo Lasii Daayay Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ay dib xurriyadoodii u heleen Labo ka mid ah shaqaalaha hay’ad maxalli ah oo ka howlgasha degmadaasi, taasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ciraaq Oo Magaalo Muhiim Ah Kala Wareegay Daacish Ciidamada dalka Ciraaq ayaa dib u qabsaday xarumo dowladdu horey ay u laheyd oo ku yaalla magalada Ramadi halkaas oo ay ku xooganaayeen ciidamada dowladda Islaamiga ah. Afhayeen u hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad u Shaqeynayay Urur Samafal Oo Lagu Qafaashay Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in rag loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab ay gobalka Gedo ku qafaasheen rag u shaqeynayay Urur samafal Wadani ah…