1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Taageertay Maamulka Bakool Sare Kulan ay yeesheen golaha wasiirada maamulka Puntland oo uu shir gudoominayay madaxweynaha maamulkaasi Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu taageeray maamulka Bakool Sare oo dhawaan lagu dhawaaqay. Kulankaasi ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Degmada Jowhar Oo Lagu Amray Ka Qeybqaadashada Nadaafadda Degmadaasi War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska dowladda Hoose ee degmada Jowhar ayaa lagu amray shacabka ku dhaqan degmadaasi in ay kaalin xooggan ka qaataan nadaafadda iyo amniga degmadaasi. Qoraalkaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Sheegay In Shacabka Soomaaliyeed u Baahan Yahay Dib u Heshiisiin Rasmi Ah (Dhageysi) Daa’uud Cabdiqaasim Salaad oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed, kuna nool wadanka Maraykanka ayaa sheegay in umadda Soomaaliyeed xilligaan u baahan tahay dib u heshiisiin rasmi ah si loo gaaro…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Bixinta Canshuurta Dalka Far Baa Ku Godan! Canshuurta ayaa ah ka qeyb qaadashada kaabaha dhaqaale ee Dal walbo si looga horumariyo adeegayada danta guud sida waxbarshada, caafimaadka iyo dhisida Xarumaha bulshada muhiimka u ah ee dalka. Wixii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Mamnuucay In La Qabto Shir Siyaasadeed Aysan Iyaga Ka Warhayn Maamulka gobalka Hiiraan ayaa ammar ku bixiyay in marnaba magaalada Baladweyne aan lagu qaban shir siyaasadeed aysan ka warhayn maamulkooda. Gudoomiyaha gobalkaasi Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay in dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Shil Gaari Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Ayaa Ka Dhacay Magaalada Burco Shil gaari oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta ayaa ka dhacay magaalada Burco ee gobalka Togdheer iyadoo qaabka shilkaasi u dhacay faah faahin dheeraad ah laga helayo. Gaari…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka NISA Oo Soo Bandhigtay Magacyada Iyo Dal Ku Galka Dad Shiiceyn Ka Waday Soomaaliya Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed NISA ayaa sheegtay in howlgal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho kusoo qabteen dad wada faafinta madhabka Shiicada ah oo isugu jira Soomaali iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Isbitaalka Degmada Cadaado Oo La Gaarsiiyey Deeq Dawo Ah Wasaaradda Caafimaadka maamulka Galmudug State ayaa maanta deeq dawo ah gaarsiisay isbitaalka guud ee degmada Cadaado, xilli dawooyinkaasi loo baahnaa. Dawadaan oo dhowr nuuc isugu jirta ayaa waxaa la wareegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Somaliland Oo Heegan La Geliyay Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland Sarreeyo Guud Cabdullaahi Fadal Iimaan ayaa ammar ku bixiyay in heegan buuxa la geliyo dhammaan ciidanka, nabad galyada oo lasii adkeynayo awgeed. Taliyaha ayaa hadalkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal Dhaqameedka Koonfur Galbeed Oo Dhaliilay Maamul Shalay Looga Dhawaaqay Degmada Ceelbarde, Bakool Waxgaradka maamulka Koonfur Galbeed ayaa dhaliilay maamul shalay looga dhawaaqay degmada Ceelbarde ee gobalka Bakool, kaasi oo loogu magac daray Bakool Sare. Malaaq Deyrow oo ka mid ah Odayaashan ayaa…