1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Maamulka Degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay dil saakay degmadaasi loogu geystay sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Gudoomiyaha degmada Dharkeenley Cumar Mayre…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dawo Yari Ka Jirta Isbitaalka Hooyada Iyo Dhallaanka Ee Banaadir Maamulka Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir ayaa sheegay in xilligaan dawo yari ay soo wajahday Isbitaalkaasi, xilli Isbitaalka la geeyo bukaanno aad u badan. Agaasimaha Isbitaalkaasi C/risaaq Xasan Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal La Sheegay Inuu Ka Mid Ahaa Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Ciidanka Dowladda Ee Gedo Sarkaal la sheegay inuu ka mid ahaa Xarakada Al-shabaab ayaa isku dhiibay ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobalka Gedo, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ciidankan. Garaad Faarax Warsame oo ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay Inay Sii Deyso Dad Dhawaan Ay Ka Xirtay Munaasabad Ka Dhaceysay Muqdisho Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdaalla oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu sii daayo dad dhawaan ay ciidamada ammaanka dowladda Federaalka ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Yacquub “Xildhibaanno Iyo Siyaasiyiin Dano Siyaasadeed Leh Baa Bakool Qas Ka Wada” Xildhibaan Yacquub Cali Maxamed oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa isaga oo la hadlayay Idaacadda Goobjoog waxa uu sheegay in xildhibaanno iyo siyaasiyiin ku sugan deegaanno ka mid…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin Ku Saabsan Xusuustii Iyo Waxyeelladii Dhul-gariirkii Tsunami December 26, 2004: Waxaa maanta oo kale ka dhacay dunida Dhul-gariirkii Tsunami, Maanta waa sanad guuradii 11-naad ee maalintaas, Tsunami ayaa ku dhufatay Badweynta Hindiya, Dhul-gariirkan waxaa ku dhintay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal Dhaqameed Kahor Yimid In Shirka Maamulka Sh/dhexe iyo Hiiraan Lagu Qabto Jowhar Odayaasha dhaqanka gobalka Hiiraan ayaa kasoo horjeestay in magaalada Jowhar lagu qabto shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Sh/dhexe iyo Hiiraan. Nabadoon Dacar Xirsi Nuur oo ah gudoomiyaha Odayaashan ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Bakool Sare Oo Looga Dhawaaqay Degmada Ceelbarde Degmada Ceelbarde ee gobalka Bakool waxaa looga dhawaaqay maamul cusub oo la sheegay in loogu magac daray Bakool Sare, kaasi oo ka arrimin doona degmooyinka Ceelbarde, Yeed iyo Caato oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Suxafiyiinta Gobalka Hiiraan Oo Hogaan Cusub Doortay (Sawirro) Suxufiyiinta ka howlgala gobalka Hiiraan ayaa doortay hogaan cusub 12-ka bilood ee soo socota. Doorasho ka dhacday magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan ayaa lagu doortay gudoomiyaha ururka saxafiyiinta gobalkaasi, ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Galmudug Oo Dhaliilay Hay’adaha Samafalka Ah Ee Ka Shaqeeya Mudug Waxgaradka gobalka Galmudug ayaa si kulul u cambaareeyay hay’adaha samafalka ah ee ka howlgala gobalka Mudug, kadib markii ay sheegeen in aysan shaqadii loo soo dhiibtay aanay u qaban sidii…