1 daqiiqo Sheeko:War Xidhibaan Maxamed Xasan “Reer Hiiraan Waxay Si Buuxda u Aqbaleen Wareegtadii Madaxweynaha” Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in waxgaradka ku dhaqan gobalka Hiiraan ay si buuxdo u taageereen una aqbaleen wareegtadii dhawaan madaxweyne Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Warbixiyay Ulajeedka Safarkii Uu Ku Tagay Baladweyne Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka warbixiyay ulajeedka safarkii uu ku tagay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiireaan, isaga oo sheegay in kulamadii uu magaaladaasi kula soo qaatay odayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Booqasho Ku Tagay Degmada Diinsoor, Tababarna Usoo Xiraya Ciidamo Booliis Ah Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Sharif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta gaaray degmada Diinsoor ee gobalka Baay, halkaasi oo uu tababar ugu soo xiri doono ciidamo Booliis ah. Shariif Xasan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Jabuuti Oo Shaacisay Tirada Shacabkii Ku Dhintay Rabshado Ka Dhacay Dalkaasi Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay tirada dadkii ku dhintay Rabshado dhawaan ka dhacay wadankaasi, kadib markii ay isku dhaceen sida la sheegay ciidanka Booliiska iyo dad shacab ah. Wasiirka Ariimaha dibadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha Kalluunka Suuqyada Magaalada Muqdisho Sare u kac ballaaran ayaa xilligaan laga dareemayaa inuu ku yimid qiimaha la kala siisto Kalluunka suuqayada magaalada Muqdisho. Qiimo ahaan Kallunka aad buu uga duwan yahay sidii hore, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Gobalka Nugaal Oo Digniin u Diray Timo Jarayaasha Ku Sugan Garoowe Taliska Booliiska Gobalka Nugaal ayaa digniin u diray dhammaan Tima jarayaasha ku sugan magaalada Garoowe, kadib markii ay sheegeen in dhallinyarada ay tinta ugu xiiraan (Jaraan) qaab aan habooneyn. Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Jeesow “Reer Hiiraan Wey Soo Dhaweeyeen Wax Walba Oo Madaxweynaha Ula Tagay” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee madaxweynaha ku wehlinaya safarka uu ku joogo magaalada Baladweyne ayaa sheegay in dhammaan beelaha ku dhaqan gobalkaasi ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Burburka Qoyska & Mashaqada Ku Habsata Caruurta Furiinka ama burburka ku yimaada qoyska waa mid dadku ay iska caadaysteen waxaana marka laga hadlayo soomaaliya furiinku uu ka yahay wax aan laga fiirsan inta badan. Markii aad si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulamo Wadatashiyo Ah La Yeeshay Waxgaradka Hiiraan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo habeenkii Labaad xalay ahaa ku hoyday magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa kulamo wadatashi ah la yeeshay qaar ka mid ah waxgaradka, Odayaasha dhaqanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Dhuusamareeb Oo Ka Warbixiyay Howlgallo Ay Ka Sameeyeen Degmadaasi Taliyaha saldhigga Booliiska ee magaalada Dhuusamareeb gobalka Galgaduud Xasan Qoorey oo maanta saxaafadda kula hadlay saldhigga degmadaasi ayaa ka warbixiyay howlgallo ciidamo ka tirsan Booliiska ay ka wadaan gudaha degmada…