1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Oo Ku Baaqay In La Furo Suuqyada Xaafad Ka Tirsan B/weyne Oo Lagu Dagaallamay Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu furo suuqyada xaafadda Howlwadaag ee magaalada Baladweyne, kuwaasi oo ku xirmay dagaalladii dhawaan ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Warbixiyay Shir Ka Dhan Ah Koonfur Galbeed Oo Ka Furmay Bakool Xildhibaan Ismaaciil Shuuriye oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay shir dhawaan ka furmay degmada Ceelbarde ee gobalka Bakool, kaasi oo la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Degmada Buurhakaba Oo Laga Shiray Degmada Buurhakaba ee gobalka Baay waxaa ka dhacay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed, saraakiil ka mid ah ciidanka Xoogga dalka, kuwa Itoobiya ee qeybta ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladaha Soomaaliya Iyo Masar Oo Ka Shiray Iskaashi Ay Ka Sameeyaan Xagga Amniga Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Masar Magdy Abdel Ghaafar ayaa xafiiskiisa magaalada Qaahira ku qaabiley wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya iyagoo ka wada hadlay arimaha la dagaalanka falalka ka baxsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mucaaradka Siiriya Oo Loo Ogolaaday In Ciidamo Dhaawac Ka Ahaa Kala Baxaan Magaalooyin Ay Ku Go’doon Sanaayeen Dagaal yahano dhaawacan oo ka tirsan mucaaradka dalkan Siiriya ayaa loo ogolaaday in ay ka baxan hareeraha Dimishiiq xaafado ku yaalla oo ay ku go’doonsdanaayeen, taas oo qeyb ka ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Degmada Xamarweyne “Jeneraal Cali Gaab Gacanta Ayaan Iskula Tagnay, Shan Xabadna Wuu Igu Riday” Gudoomiyaha maamulka degmada Xamarweyne Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir oo u waramay Idaacadda Goobjoog ayaa ka hadlay dhacdo maanta ka dhacday degmadaasi, kadib markii uu sheegay in ay gacanta iskula tageen isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo Cambaareysay Rabshadihii Dhawaan Ka Dahacay Jabuuti Dowladda Maraykanka ayaa cambaareysay rabshadihii dhiigga ku daatay ee caasimadda dalka Jabuuti ku dhexmaray Booliiska iyo dad Siyaaro ka qeybgalayay. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Maraykanka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Kismaayo Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Jubbaland oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanka Beerxaani oo duleedka ka ah magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Maamul Lagaga Garab Dhisayo Koonfur Galbeed Oo Lagu Qabanayo Degmada Ceelbarde Ee Bakool Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya, siyaasiyiin, Odayaal dhaqameed ayaa sheegay in degmada Ceelbarde ee gobalka Bakool ku qaban doonaan shir lagu dhisi doono maamul ka madaxbanaan maamulka Koonfur Galbeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere:- 8-Sano Kadib Degmada Baardheere Oo Lagu Qabanayo Munaasabado Lagu Weyneynayo Dhalashada Nabigeena Muxummad (NNKH) Degmada Baardheere ee gobalka Gedo waxaa maanta laga dareemayaa sanado badan kadib u diyaar garowga weyneynta dhalashada Nabigeena Muxummad NNKH. Qaban-qaabada xuskani ayaa ka soconaysa magaalada Baardheere, waxaana la soo…