1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Jowhar Oo Sheegay In Tallaab Adag Ka Qaadayaan Cid Walba Oo Ku Howlan Beerashada Maandooriyaha Xashiiska Maamulka degmada Jowhar ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in ay billaabeen howlgal ballaaran oo ay ku doonayaan inay ku ciribtiraan maandooriyaha xashiiska, islamarkaana tallaab adag ay ka qaadi doonaan…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Sheegay In Shirkii Madasha Wadatashi Ee Ka Dhacay Muqdisho Ay Ka Maqnaayeen Gobalada Waqooyi Xildhibaan Xiis Muuse Cawl oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa kasoo jeeda gobollada Waqooyi ee dalka ayaa sheegay in shirkii madasha wadatashiga qarank ee dhawaan kusoo…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhdii iyo Xusuustii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan December 21, 1920-kii waa maalintii uu geeriyooday geesigii Soomaaliya Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, hadaba 95 sano kadib dadka ma xasuustaan Sayid Maxamed Cabduule Xasan. Googjoog News waxaa ay la xiriirtay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caasimadda Maamulka Loo Sameynayo Sh/dhexe Iyo Hiiraan Oo Lagu Dhawaaqay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto ku magacaabay caasimadda maamulka loo sameynayo Shabellaha Dhexe Iyo Hiiraan, sidoo kalena sheegay halka maamulkaasi caasimadda u noqoneyso. Wareegtada ayaa lagu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha: ‘’Ciidanka Booliska Waxa Uu Tusaale u Yahay Dib u Soo Kabashada Soomaaliya’’ Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda 20-ka December awgeed oo ku beegan sannad-guuradii 72-aad tan iyo markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Dabageed Oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa xilka gudoomiyaha gobalka Hiiraan loogu magacaabay Yuusuf Axmed Hagar Dabageed. Wareegtadaan ayaa sidoo kale xil ka qaadis loogu sameeyay gudoomiyahii Hore ee gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Murugsan ee Dalka Burundi & Go’aanka Midowga Afrika Waxaa ka jira dhibaatooyin siyaasadeed oo halis ah tan iyo dhamaadka Bishii April ee aan soo dhaafnay, kadib markii madaxweyne Pierre Nkurunziza uu ku dhawaaqay inuu xilka dalkaas u taagan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalluumeysato Iiraan Ah Oo Lagu Dilay Xeebaha Soomaaliya Burcad Badeed Soomaali ah ayaa weerar khasaare sababay ku qaaday Kalluumeysato u dhalatay dalka Iiraan, kuwaasi oo ka kallumeysanayay xeebaha Soomaaliya Ku xigeenka madaxa ururka kalluumeysiga ee dalka Iiran ninka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Beello Ku Dagaallamay Duleedka Degmada Buuhoodle Ee Gobalka Togdheer Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad qaab beeleed u abaabulan ayaa ka dhacay duleedka degmada Buuhoodle ee gobalka Togdheer, halkaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta uu ka dhashay. Maleeshiyaadkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Ku Geeriyootay Weerar Ka Dhacay Gobalka Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo waxay sheegayaan in ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ay weerar lama filaan ah kala kulmeen ciidamada Al-shabaab, halkaasi oo khasaare kasoo gaartay askartii dowladda.…