1 daqiiqo Sheeko:Dalka Adeegyadii Bulshada Ee Gaalkacyo Oo Dib Usoo Kabanaya Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa ka dhacay dagaallo u dhaxeeyay maamullada Puntland iyo Galmudug, kaasi oo saameyn xooggan ku yeeshay adeegyadii ganacsi ee magaaladaasi. Waxaa xilligaan la dareemayaa inuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Horumaro Ganacsi Oo Laga Dareemayo Suuqyada Muqdisho Kororka ganacsiyada la jaanqaadyo Tiknoolajiyadda iminka ay ku shaqeeyaan ganacsiyada wadamada horumaray ayaa laga dareemayaa magaalada Muqdisho, iyadoo xarumo badan oo ku yaalla magaalada ay kusoo badanayaan qalabkaasi oo si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Olole Nadaafadeed Oo Ka Billawday Magaalada Cadaado Xaafadaha ay ka kooban tahay guud ahaan magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxaa xilligaan ka billawday olole nadaafadeed oo lagu doonayo in bilicda magaaladaasi dib loogu sooceliyo. Waxaa ololahaan iska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shan Qof Oo Ku Dhaawacantay Dagaal Xalay Ka Dhacay Magaalada Marka Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal habeenkii xalay ahaa magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose ku dhex maray Maleeshiyaad qaab beeleed u abaabulan, kaasi oo sababay khasaare dhaawac u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama Oo Sheegay In Ciidanka Marakanka Duqeeyeen Xarumo Muhiim u Ah Daacish Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in duqeyntii ugu xooganeyd ay u geysteen deegaanadda dagaalyahanadda dowladda Islaamiga ee Ciraaq iyo Siiriya ay kaga suganyihiin Labadaa dal. Obama ayaa warkaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Fariin Nabadeed u Diray Beelaha Ku Dagaallamaya B/weyne Iyo Marka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, isaga oo ku hadlaya magaca Xukuumadda ayuu baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya Degmada Beledweyne ee Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Baaqay In Degdeg Lagu Joojiyo Dagaalka Baladweyne Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay dagaal beeleedka ka socda magaalada Beled Weyne ee gobolka Hiiraan,…
1 daqiiqo Sheeko:War Muuqaalka Haddii Xildhibaanada Lagu Qaybsado Habka Degmooyinka Mid ka mid ah afartii hab ee lagu soo bandhigay shirarkii madasha wadatashiga qaran ayaa waxa uu ahaa in xildhibaanada lagu soo xulo heer degmo kuwaas oo ah 92-dii degmo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laba Ruux Oo u shaqeynayey Hay’adda UNHCR Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Koox hubeysan ayaa gelinkii dambe ee maanta waxay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ku dileen Laba ruux oo u shaqeynayay hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay UNHCR. Labadaan qof oo mid…