1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Weerartay Xero Lagu Tababaro Ciidanka Ciraaq Dagaalyahanada Daacish ayaa weerar ay ku qaadeen xero lagu tababaro ciidamadda Ciraaq ku dilay Saddex sargaal oo ka tirsan ciidamada Ciraaq iyaga oo halkaa ku dhaawacay 10 kale oo ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeedka Laga Soo Saaray Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka (Qoraal & Muuqaal) Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gaba gabeeyay shirka madasha wadatashiga qaran oo billawday 13-kii bishaan, kaasi oo looga arrinsanayay nooca ay noqoneyso hanaanka doorasho ee sanadka 2016-ka. Waxaa lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan Dowladda Oo Ku Geeriyooday Nabadeyn Uu Ka Dhex Waday Beelihii Ku Dagaallamay B/weyn Sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan, xilli uu ku howlanaa ciidan la kala dhex dhigo beelihii ku dagaallamay magaaladaasi. Wararku waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Wadatashiga Qaranka Oo Maanta Shaacin Doonta Nooca Doorashada 2016 Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo shirka madasha wadatashiga Qaranka oo 14-kii bishaan ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkaan ayaa shalay la filayay in lasoo gabagabeeyo hase…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Dib u Heshiisiin Ah Oo Ka Furmay Gobalka Mudug Degmada Bandiiradley ee gobalka Mudug waxaa ka furmay shir la sheegay in lagu heshiisinayo qaar ka mid ah beelaha Galmudug. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya Odayaal dhaqameed kasoo jeeda degmada Bandiiradley,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Galmudug C/qeybdiid Oo Baaq Nabadeed u Diray Dhinacyadii Ku Dagaallamay Marka Iyo B/weyne Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ugu baaqay beellaha ku dagaallamay magaalooyinka Marka iyo Baladweyne in ay nabadda qaataan, islaamarkaana aanay mar kale daadin dhiigooda. Qeybdiid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xabad Joojin La Kala Dhex Dhigay Beelihii Ku Dagaallamay Magaalada Marka Maamulka gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay ku guuleysteen xabad joojin la kala dhex dhigay beelihii dhawaan ku dagaallamay magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose. Gudoomiyaha gobalkaasi Cabdullaahi Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug “Cid Aan Ka Baryeeno Malahan Xabad Joojinta Baladweyne” Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo shalay gaaray magaalada Baladweyne ayaa sheegay in aysan jiri doonin cid ay ka baryayaan joojinta dagaallada magaaladaasi. Guuleed oo saxaafadda la hadlay ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Digay In Doorashada 2016 Lagu Saleeyo Midaamka Degmooyinka Xildhibaan Caadil Sheegow Sagaar oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka digay in madasha wadatashiga Qaranka ay qaadato in hab deegaan lagu soo xulo xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalkii Magaalada Baladweyne Oo Wada Hadal Lagu Bedalayo Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa ka soconaya kulamo lagu doonayo in lagu xalliyo dagaal beeleed dhawaan ka dhacay xaafadda Howlwadaag ee magaaladaasi. Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya…