2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dawo Yari Ka Jirta Isbitaalka Istarliin Ee Degmada Guriceel Maamulka isbitaalka Istarliin ee magaalada Guriceel gobalka Galgaduud ayaa sheegay in dawo yari ay ka jirto Isbitaalkaasi, kaasi oo ah mid ay ku xiran yihiin dad badan oo ku sugan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Badan Oo Ku Rogmaday Xaafadaha Degmada Mahadaay Ee Sh/dhexe Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in biyo aad u badan ay buux dhaafiyeen dhammaan xaafadaha ay ka kooban tahay degmadaasi. Gudoomiye ku xigeenka degmada Mahaday Saalax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliiska Soomaaliya Oo Dalk Sudan u Tagay Xoojinta Xiriirka Labada Wadan (Sawirro) Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo wafdi la socday ayaa xalay xilli dambe gaaray magaalada Khartoum ee dalka Sudan, halkaasi oo booqasho Seddax maalin ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Maamul Cusub u Magacaabay Gobalka Mudug Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobalka Mudug iyo ku xigeenadiisa , ka dib markii xilka laga qaaday gudoomiyahii hore ee gobalkaasi Aways Cali Siciid.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Dooranaya Gudoomiyahooda Cusub Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta lagu wadaa inay doortaan gudoomiyahooda cusub, ka dib markii uu xilkaasi baneeyay gudoomiyahii hore Saciid Xasan Shire. Magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal waxaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Jubba Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Tirsan Gobalka Gedo Wabiga Jubba ayaa lagu soo waramayaa in uu ku fatahay deegaanno ka tirsan gobalka Gedo, halkaasi oo ay ka dhalatay khasaare hantiyeed. Degmada Buurdhuubo ee gobalka Gedo iyo deegaanno ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Dabaylo Xalay Ku Dhuftay Deegaanno Ka Tirsan Puntland Deegaanno ka tirsan Puntland, gaar ahaan kuwa ku teedsan xeebaha Badda Cas ayaa habeekii xalay ahaa abaare 8-dii Fiidnimo (Laba Saac) waxaa ku dhuftay dabeylo xooggan, kuwaasi oo khasaare geystay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG:- Seddax Ruux Oo Ku Geeriyootay Darbi Kusoo Dumay Magaalada Muqdisho Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in goor dhaw darbi uu kusoo dumay barakacayaal ku dhaqan kaam ku yaalla wadada Jeneraal Daa’uud, halkaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Cudub Oo Ka Socda Dalka Uganda Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Ciidamo cusub oo ka socda dalka Uganda ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaasi oo bedalaya ciidamo dalka ku sugnaa muddo Sanad ah. Ku simaha taliyaha ciidamada dalka Uganda ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Magan Oo Sheegay In Ciidamada Itoobiya Ay Mas’uul Ka Yihiin Caqabadaha Siyaasadeed Ee Ka Jira Gedo Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay faragelin cad ku hayaan siyaasadda dalka, gaar ahaan arrimaha ka jira gobalka Gedo.…