1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka KMG Ah Oo Loo Magacaabay Degmada Caabudwaaq Ee Galgaduud Maamulka Galmudug ayaa habeenkii xalay ahaa magacaabay maamul KMG ah oo ay yeelato degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobalka Galgduud. Munaasabad xalay lagu qabtay degmadaasi kana qeybgaleen madaxweyne ku xigeenka Galmudug,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeyay ciidamada Jubbaland oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo ciidan ku sugan duleedka magaaladaasi…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Nabad Sugidda Oo Ka Hadlay Sababta Al-shabaab u Weeraraan Hoteelada Muqdisho Taliyaha ciidamada Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo lahadlay Idaacadda VOA ayaa faah faahin ka bixiyay arrimo badan oo ku saabsan amniga magaalada Muqdisho, weerarkii…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdi Barre “Dowladda Hadda Joogta Iyo Hay’adaheeda Amniga Wey Fashilmeen” (Dhageyso) Xildhibaan Cabdi Barre oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay Goobjoog News, ayaa si kulul uga hadlay weeraradii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Ku Baaqday In Gurmad Caalami Ah La Gaarsiiyo Dadka Ay Saameysay Dufaanta Chapala Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in xilligaan gurmad rasmi ah looga baahan yahay dhamaan deegaanada ku yaalla xeebaha Bari ee Puntland, halkaasi oo dhawaan dabaylo xooggan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta Gobalka Gedo Oo Isku Raacay Ka Qeybgalka Shirka Nabadeed Ee Kismaayo Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in kulamo ka dhacay magaalada Muqdisho una dhaxeeyay siyaasiyiinta iyo waxgaradka gobalka Gedo, la’isku raacay in laga wada qeybgalo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Kala Diray Golahii Deegaanka Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu kala diray dhammaan golahii deegaanka magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Digreeto uu soo saaray madaxweynaha Galmudug, welina aan saxaafadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Soomaalida Qaxootiga Ku Ah Dalkeeda Ka Codsatay Ka Shaqeynta Amniga Wasiirka arrimaha gudaha wadanka Kenya ayaa madaxda xeryaha qaxootiga Dhadhaab kala hadlay arrimo ay ka mid tahay ka qeyb qaadashada ammaanka. Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa waxaa booqday wefdi ballaaran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Caabudwaaq Oo Maamul Cusub Loo Sameynayo Maamulka Galmudug ayaa ku howlan sidii maamul cusub loogu sameyn lahaa degmada Caabudwaaq ee waqooyiga Gobalka Galgaduud, halkaasi oo bilihii ugu dambeeyay maamul la’aan ahayd. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Degmada Baardheere Oo Saaka Hawada Ka Maqan Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in hawada ay saaka ka maqan tahay guud ahaan isgaarsiintii degmadaasi. Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya ayaa la sheegay…