2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Banaadir Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilka Ugala Wareegay Muungaab (Sawirro) Gudoomiyaha cusub ee gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay gudoomiyahii hore ee gobalka Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafka Xisbiga Kulmiye Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa guddi ka kooban Shan xubnood u magacaabay inay xalliyaan khilaafka xilligaan ka dhex taagan xisbiga talada maamulkaasi haya ee Kulmiye. Wareegto uu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Tashanayo Sharciga Lagu Dhisayo Guddiga Madaxa Banaan Ee Xuquuqda Aadanaha Oo Muqdisho Ka Furmay Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shir ballaaran oo looga tashanayo sharciga lagu dhisayo guddiga madaxa banaan ee Xuquuqda Aadanaha, kaasi oo ay ka qeybgaleen Mas’uuliyiin dhowr ah. Shirkaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ingiriiska Oo Kordhineysa Taageerada Ay Siiso Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa xarunta safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka dowladaasi u fadhiya Soomaaliya Danjire Harriett Mathews iyaga oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ku Dhaw Degmada Afgooye Wararka ka imaanaya gobalka Shabellaha Hoose ayaa ku waramaya in Wabiga Shabelle uu fatahaad ka sameeyay deegaanno ku dhaw degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose. Wabiga ayaa ku fatahay tuulooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Nolo Xumo Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Hoostaga Degmada Jowhar Ee Sh/dhexe Xaalad adag oo dhanka Nolosha ah ayaa xilligaan waxaa laga soo sheegayaa deegaanno dhanka Galbeed kaga beegan degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe. Shacabka ku dhaqan Tuulada Daniga oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Muranka Hareeyay Maamul u Sameynta Sh/dhexe Iyo Hiiraan Falanqeeye arrimaha Siyaasadda ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya uga baaqay wax ka qabashada muranka xiligan hareeyay maamul u samaynta Gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, kaas oo ka dhashay Guddiga Farsamada Maamul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Sheegay In Ay Kahor Tagayaan Sanaadiiqda Codeynta Oo Somaliland Geyso Deegaanadooda Maamulka Khatumo ayaa sheegay in ay ka hortagayaan Sanaadiiq cod bixin ah oo Maamulka Somaliland uu geeyay Degaano hoostaga Maamulkaasi. Goobaha la sheegay in sanaadiiqdan la geeyay ayaa ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Nuur Baaruud Oo Ka Warbixiyay Qaabkii Uu Uga Badbaaday Weerarkii Hotel Saxafi (Dhageyso) Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa dadkii deganaa Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa ka sheekeeyay qaabkii uu shaqsi ahaan uga badbaaday weerarkaasi iyo waxyaabihii uu maqlayay kahor…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Cambaareeyay Weerarkii Hotel Saxafi Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii subaxnimada maanta lagu qaadey Hotel Saxafi, waxaana uu tacsi u diray qaranka, qoysaska iyo ehaladii ay…