1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magacyada Xildhibaanada Baarlamaanka Uga Qeybgalaya Shirka Madasha Wadatashiga Ee Muqdisho Guddonka baarlamanka Soomaaliya ayaa shaaciyay magacyada 25 xildhibaan oo matali doona baarlamanka Soomaaliya, kuwaa oo ka qeybgalaya shirka madasha wadatashiga geeddi socodka 2016. Xildhibaanadaan ayaa qeyb ka noqon doona xubnaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Hiiraan Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaallada Baladweyne Waxgaradka gobalka Hiiraan oo kulan degdeg ah ku yeeshay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, waxay ku baaqeen in la joojiyo dagala beeleed shalay ka dhacay galbeedka magaaladaasi. Waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Ka Dhalatay Roobab Ka Da’ay Goballada J/dhexe Iyo Gedo Wararka laga helayo gobalada Gedo iyo Jubada Dhexe ayaa lagu soo waramayaa inay ka da’een roobab mahiigaan ah, oo sababay khasaare naf iyo maal isugu jira. Deegaanada Ilbeerto iyo Jiwaarey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Magaalada Baladweyne Oo Dagaallo Ka Dhaceen Dagaal u dhaxeeyay Maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa shalay ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dagaalkaasi ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Shariif Roobow “Sirta Ciidanka Ma Qarsana Hadii Dal Shisheeye Mushaarkooda Uu Dhiibayo” Aqoonyahan Shariif Roobow oo qabiir dhanka amniga ah ayaa sheegay in xilligaan aanay habooneen in dowladda Federaalka Soomaaliya ay dal shisheeye weydiisato inay bixiyaan mushaarka ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Heshiiskii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Saameyn Ku Yeeshay Dadka Barakacayaasha Ah Oo Ka Da’ay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii xalay ahaa illaa saaka ka da’aya roobka xilliga deyrta, kaasi oo saameyn ku yeeshay dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan magaalada. Roobka ayaa si tartiib ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari: Diyaar Uma Ihi Inaan Noqdo Saxiixe Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo hadal ka jeediyay furitaanka shirka madasha Wadatashiga doorashooyinka 2016-ka ayaa sheegay in marnaba aanay jiri doonin wax saxiixayaal la yiraahdo, isagana uusan…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Waa lasoo Dhaafay Xilliyadii Qaraaraa Ee Taladeenu Dibadda Noogaga Imaan jirtay” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbaddii uu ka jeediyay furitaanka shirka madasha wadatashiga Doorashooyinka 2016 ee ka furmay magaalada Muqdisho waxa uu kaga hadlay arrimo aad u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Shirka Madasha Wadatashiga Doorashooyinka Oo Ka Furmay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa goor dhaw ka furmay shirka madasha wadatashiga doorashooyinka, kaasi oo ay ka qeybgalayaan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada dowladda ka tirsan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Mowqifkeena Waa In La Xalliyaa Arrimaha Dastuuriga iyo Sharciyadda Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay ku taagan yihiin mowqifkooda ahaa in la xalliyo arrimaha Datuuriga ah iyo Sharciyadda, islamarkaana shirka maanta ka furmaya magaalada Muqdisho waxa ay la tagi…