1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ku Taliyey In Dib Loogu Noqdo Awood Qeybsigii 1960-kii Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya iyo wasiirada kasoo jeedda gobalada Waqooyi ee dalka (Somaliland) ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxa ay kaga hadleen arrimo aad u badan. Mudanayaasha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Degmada Caabudwaaq Oo Cambaareeyay Dil Loogeystay Wadaad Caan Ka Ahaa Degmadaasi Culimada degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa si kulul u cambaareeyay dil loo geystay habeen kahor Macalin Farxaan Maxamed Salaad Aadan oo mu’addin ka ahaa masjidka Jaamica ah Imaamu Shaafici…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bu’aale: Wabiga Jubba Oo Fatahay Wararka ka imaanaya degmada Bu’aale ee gobalka Jubada Dhexe, ayaa sheegaya in halkaasi uu fatahaad ka sameeyay Wabiga Jubba, ka dib Roobab ku da’ay. Sida ay xaqiijiyeen dadka Deegaanka Wabiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Da’aya Degmada Jowhar Oo Saameyn Ku Yeeshay Barakacayaasha Degmadaasi Maalintii Lixaad waxaa roobabka xilliga deyrta ah ay ka da’ayaan degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe, kuwaasi oo saameyn ku yeeshay dadka Barakacayaasha ee ku nool degmadaasi. Xaafadda Horseed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Qaxootiga Soomaaliyeed Ugu Yaboohay In Ka Badan 100 Milyan Oo Doolar Shirkii ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Biljamka ayaa laga soo saaray qodobo dhowr ah iyadoo dhaqaale badan loogu yaboohay qaxootiga Soomaaliyeed. Waxaa shirkaan ka qeybgalay Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Soo Dhaweeyay War-murtiyeedkii Kasoo Baxay Shirkii Madasha Ee Muqdisho Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay aad ugu qanacsanyihiin war-murtiyeedkii maalin kahor laga soo saaray shirkii Madasha Wadatashiga ee Doorashooyinka 2016, kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirkii Hore Baafo “Maamul Gobaleedyada Ayaa Lagala Tashan Doonaa Sugidda Cuntada” Wasiirkii hore ee beeraha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Baafo ayaa sheegay in maamul gobaleedyada wadanka ka jira ay kala tashanayaan sidii loo sugi lahaa cunnada loogana hortagi lahaa musiibooyin dhaca. Baafo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Oo Ku Baaqay In La Dhiso Waddooyinka Burbrusan Ee Magaalada Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay maamulka gobalka Banaadir in la dhiso waddooyinka magaalada ee burbursan, kuwaasi oo dhibaato badan dadka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Arrimaha Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Kenya Oo Ka Furmay Biljamka Magaalada Brussels ee Dalka Biljamka waxa Maanta oo Arbaca ah ka furmay Shir looga hadlayo sidii dalka loogu soo celin lahaa Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Kenya. Shirkan waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nalalka Ku Shaqeeya Cadceedda Oo Laga Hirgeliyay Degmada Jalalaqsi Ee Gobalka Hiiraan (Sawirro) Nalalka ku shaqeeya Cadceedda ayaa markii ugu horeysay waxaa laga hirgeliyay degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan, iyadoo dad badan ay soo dhaweeyeen horumarkaasi. Maamulka degmada Jalalaqsi ayaa sheegay in Nalalkani…