1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Dowladda Ee Ceel-buur Oo Sheegay Inay Gacanta Ku Hayaan Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Taliska ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan degmada Ceelbuur ee Galgaduud ayaa sheegay in howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ku dhaw degmadaasi ay kusoo qabteen sarkaal ka tirsan Xarakada Al-shabaab.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Sheegay In Isbitaalka Baladweyne Uu Halis Ugu Jirno Inuu Xirmo Maamulka gobalka Hiiraan ayaa sheegay in Isbitaalka magaalada Baladweyne uu halis ugu jiro in maalmaha soo aadan uu xirmo, dawo la’aan jirta awgeed. Gudoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Baay Iyo Bakool Oo Ka Digaya In Cadaald Darro Lagu Soo Xulo Xildhibaanada Koonfur Galbeed Odayaal Iyo waxgarad ka soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool ayaa ka digay in si cadaaladda baal marsan loo qaybsado xildhibaanada Barlamaanka koonfur Galbeed oo wali soo xulidooda ka socota…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyay Degmada Xamar Jajab Ee Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxa ay howlgallo amni xaqiijin ah ka sameeyeen degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dad badan lagu soo qabtay. Ciidamada ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeerilaaliyaha Qaranka Oo Ka Hadlay Codsi Kenya u Gudbisay ICJ, Iskuna Hortaageyso Dacwadda Badda Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu kaga hadlay arrinta ku aadan qoraal codsi hourdhac ah oo dowladda Kenya u gudbisay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamuud “Hadii Aad Sharciga diideen, Meesha Aad Ka Gashaan Baan Aniguna Ka Geli” Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamuud oo ka mid ah xildhibaanadii mooshinka ka keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulankii maanta ka dhacay Villa Hargeysa waxa uu kaga dhawaaqay in mooshinkii uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Shirkii Maareynta Mooshinka Madaxweynaha Oo Ka Furmay Magaalada Muqdisho Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho gaar ahaan Villa Hargeysa ka furmay shirka maareynta Mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Dhallinyarada Oo Ka Walaacsan Shaqo La’aanta Haysa Dhallinyarada Soomaaliyeed Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay shaqo la’aanta haysan dhallinyarada Soomaaliyeed qaarkood, iyadoo la doonayo in dhallinta ay kaalin ka qaadato horumarka dalka. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Billawday Gobalka Sh/dhexe Iyo Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu Fataho Roobab ayaa xilligaan waxa ay ka billawdeen deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Dhexe, xilli ay jiraan digniin ah in fatahaad uu sameeyo wabiga Shabelle. Roobabkaan oo hadda aan wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidamada Booliiska Oo Kormeeraya Xeryaha Booliiska Ee Puntland Taliyaha ciidamada Booliiska Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo shalay safar ku tagay magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal ayaa sheegay in uu u kuurgalayo xaaladda ciidamada Booliiska Soomaaliyeed. Taliyaha Booliiska…