1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Jubbaland Oo Garbahaarey u Jooga Xallinta Xiisad Ka Jirta Degmadaas Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo xildhibaanno ka tirsan Jubbaland ayaa degmada Garbahaarey waxay u joogaan sidii ay ku xallin lahaayeen xiisad maalmihii ugu dambeeysay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Looga Hadlayay Dardar Gelinta Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Oo Ka Dhacay Baydhaba Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, waxaa ka dhacay kullamo ballaaran oo ay lahaayeen madaxda maamulka Koonfur Galbeed iyo guddi isku dhafka ah ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, iyadoo kulamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Wada Qabanqabaada Munaasabadda Maalinta Calanka Soomaaliyeed Xukuumadda Soomaaliya ayaa wada qaban-qaabada xuska maalinta calanka Soomaaliyeed 12-ka Octobar oo maanta ku beegan. Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi xayir (Maareeye) ayaa ka hadlay Qaban qaabada Xuska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadada Wadnaha Oo Lagu Dhisi Doono Canshuurta Laga Qaadayo Shacabka Muqdisho Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo maanta kormeer ku tagay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhawaan la dhagax dhigi doono…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Maanta Dhagax Dhigay Xarun Laga Hagi Doono Hawada Soomaaliya Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta dhegax dhigay xarun laga hagi doono hawada Soomaaliya, lagalana socon doono diyaaradaha dul maraya hawada dalka. Ugu horeen waxaa halkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska AMISOM Oo Mootooyin Dheereeya Ku Wareejiyay Ciidamada Ilaalada Wadooyinka Taliska ciidamada Booliiska ee AMISOM ayaa maanta 10 Mooto oo kuwa dheereeye ah waxay ku wareejiyeen taliska Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta Ilaalada wadooyinka. Anand Pillay oo ah taliyaha ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Ku Baaqday In La Joojiyo Dilalka La Xiriira Aanooyinka Qabiil Ee Ka Dhaca Galgaduud Maamulka Galmudug State ayaa ka hadlay dilal la xiriira aanooyin qabiil oo maalmihii ugu dambeeyay ka dhacayay deegaanno ka mid ah gobalka Galgaduud. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Lagu Diirsaday Oo Ka Da’ay Deegaanno Ka Mid Ah Gobalka Hiiraan Roob dadka iyo duunyada ku diirsadeen ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyay ka da’ay deegaanno ka mid ah gobalka Hiiraan. Roobkaan oo ah midka Deyrtay ayaa ka da’ay deegaanada kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Is Qabqabsiga Dhulalka Ee Muqdisho Odayaal iyo waxgarad kulan ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay wax kaqabato Is qabqabsiga xagga dhulka ah oo maalmihii ugu dambeeyay kusoo kordhayay magaalada Muqdisho.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Dastuurka Oo Ka Warbixisay Ulajeedka Shirkii Dastuurka Ee Shalay Ka Furmay Muqdisho Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya Xuseen Maxamed Sheekh Xuseen oo u waramay Goobjoog News, ayaa ka hadlay muhiimadda shir shalay magaalada Muqdisho ka furmay, kaasi oo lagu eegayay Dastuurka ayna ka…