1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaanka Camaara Oo Shalay Lagu Dagaallamay Waxaa saaka deggan xaaladda deegaanka Camaara ee gobalka Mudug oo shalay ay dagaal kula wareegeen ciidanka Galmudug. Wararka imaanaya deegaankaasi ayaa sheegaya in xaaladdu ay tahay mid deggan isla markaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiro Ka Tirsan Galmudug Oo Saraakiil NATO Ah Kula Kulmay Markab Dushiisa Wasiiro ka tirsan maamulka Galmudug iyo saraakiil NATO ah ayaa ku kulmay markab dagaal oo kusoo dhawaaday xeebta degmada Hobyo. Kulankaan ayaa ahaa mid saacado badan qaatay, waxaana laga wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar: Waqtiga Noo Haray Nama Siinayo Dib u Dhac Dambe Oo Dastuurka Ku Yimaada Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya guulo la taaban karo ay ka gaartay horumarinta dastuurka KMG ee dalka u yaalla. Ra’iisul wasaaraha ayaa hadalkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoraal Laga Soo Saaray Mooshinkii Ka Dhanka Ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Waxaa lasoo gabagabeeyay kulan u dhaxeeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid, iyo qaar ka mid ah xildhibaanadii mooshinka ka keenay Madaxweyne Xasan Sheekh. Gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Kismaayo Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, ayaa waxay sheegayana in halkaasi uu ka jiro cudurka Shuban Biyoodka iyadoo caruur ay u geeriyoodeen cudurkaasi. Seddax caruur ah ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka AMISOM Oo Ilaalo Ka Haysa Diyaaraddii Ku Dhacday Duleedka Muqdisho (Sawirro) Ciidamada AMISOM ayaa ilaalo adag waxa ay ka hayanaa diyaaraddii xalay kusoo dhacday duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Carbiska, ka dib markii ay kusoo degi weysay garoonka diyaaradaha Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Galmudug Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Camaara Ee Gobalka Mudug Ciidamada maamulka Galmudug State ayaa maanta dagaal kula wareegay deegaanka Camaara ee gobalka Mudug, halkaasi oo Todobaayo kahor ay la wareegeen Al-shabaab. Cabdikariin Maxamuud Maxamed oo ah Taliyaha Howlgalinta ciidamada…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruurtii Mashruuca Aada Dugsiyada Oo Dib Ugu Laabtay Suuqayadii Ay Ku Dayacnaayeen Mashruucii Aad Dugsiyada oo istaagay Wuxuu Carruur badan dib ugu Celiyey Suuqyadii ay ku Dayacnaayeen. Waxa uu dib ugu soo laabtay shaqadii gaari dhaqista, si uu u kabo nolosha qoyskiisa,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Ku Dagaallamay Gobalka Shabellaha Dhexe Oo La Heshiisiinayo Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe oo kaa shanaya Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya iyo Odayaasha dhaqanka ayaa wada xallinta beello dhawaan ku dagaallamay duleedka degmada Balcad ee gobalka Shabellaha Dhexe.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolo Dhaqatada Gobalka Gedo Oo Ka Barakacaya Deegaanno Ka Mid Ah Gobalkaasi Wararka Goobjoog News ay ka helayso deegaanno ka mid ah gobalka Gedo waxay sheegayaan in halkaasi ay barakac ka billaabeen qaar ka mid ah dadka xoolo dhaqatada ah. Xoolo dhaqatadaan…