2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Muungaan “Cid Guri Yeelan Karto Ma Jiri Karto Hadii Aanay Canshuurta Bixineynin” Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo habeenkii xalay ahaa ka qeybgalay munaasabad ka dhacday degmada Boondheere ayaa sheegay in bixinta canshuurta guryaha ay waajib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Halka Uu Marayo Qorshaha Lagu Dhisayo Maamulka Sh/dhexe Iyo Hiiraan Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Somalia ayaa sheegtay in meel wanaagsan uu u marayo dhismaha maamulka loo sameynayo goballada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Afhayeenka wasaaraddaasi Cabdifataax Daahir Mire ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Mareerey: Shan Haween Ah Ayaa La Kufsaday 24-kii Saac Ee Lasoo Dhaafay Maamulka deegaanka Mareerey ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in wadada isku xirta deegaankaasi iyo degmada Afgooye lagu kufsaday 5 Haween ah 24-kii Saac ee lasoo dhaafay. Gudoomiyaha deegaankaasi Sayid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Maamulka Koonfur Galbeed Iyo Odayaasha Dhaqanka Waxaa La’idiin Ka Doonaya Dhameystirka Maamulka” Madaxweynaha ayaa madaxda iyo qeybaha bulshada ee Maamulka KMG ee Koonfuur Galbeed Soomaaliya kula dardaarmey dhameystirka iyo baahinta xukunka ee maamulka Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhammaan Shaqaalaha Idaacadda Goobjoog Oo Ka Tacsiyeenaya Geerida Hooyo Nuuro Axmed Ciise Annaga oo ah Shaqaalaha Idaacadda Goobjoog dal iyo dibadba waxaan u tacsiyeenaynaa agaasimaheena Xasan Maxamuud Maxamed oo hooyadiis Nuuro Axmed Ciise caawa ku geeriyootay Magaalada Muqdisho. Dhammaanteen waxaan ilaahay uga baryeenaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Dab Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Degmada Xamarweyne Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab khasaare hantiyeed geystay oo saaka waaberigii ka kacay suuq ku yaalla degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Dabkaan ayaa la sheegay inuu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Magaalada Baydhaba Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw waxa uu gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha magaalada Baydhaba, waxaa madaxweyne Xasan Sheekh…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Oo Ka Warbixiyay Shir Uu Kaga Soo Qeybgalay Wadanka Peru (Sawirro) Muqdisho, 15, 2015…..Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibrahim “Farkeeti” ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay magaalada Lima ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waan Waan Nabadeed Oo Laga Dhexe Billaabay Beello Ku Dagaallamay Gobalka Nugaal Wafdi isugu jira Odayaal dhaqameed, siyaasiyiin, waxgarad iyo Ganacsato ayaa ku baxay deegaanka Magacley ee gobalka Nugaal, halkaasi oo ay ku dagaallameen Beello wada degan deegaankaasi. Wafdigani waxaa hogaaminaya Islaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Kismaayo Oo Sheegay In Degmada Ay Ka Jiraan Dib u Dhis Iyo Isbedal Amni Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Dagmada Kismaayo Rashiid Cabdi Ibraahim ayaa kawarbixiyay Howlaaha ay Dagmada u qabatao Shacabka ku dhaqan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka ku meel gaarka ah…