2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Lagu Soo Dhaweynayay Taliyaha Booliiska Soomaaliya Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Koonfurta Magaaladaasi ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu qabtay kulan lagu soo dhaweynayay Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo maalmahaan socod ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Lagu Soo Gabagabeynayo Tartan Aqooneedkii Kedis Ee Goobjoog Fm Oo Maanta Lagu Qabanayo Muqdisho Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu qabto munaasabad lagu soo gabagabeynayo tartan aqooneedkii Kedis ee Idaacadda Goobjoog, kaasi oo ay ka qeybgaleen 54 Iskuulada sare ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Wadada Isku Xirta Degmada Afgooye Iyo Mareerey Oo Soo Hagaagaya Isbedel dhanka ammaanka ah ayaa laga dareemayaa wadada isku xirta degmada Afgooye iyo deegaanka Mareerey oo gobalka Shabellaha Hoose ka wada tirsan, xilli halkaasi Isbaaro loogu dhigan jiray gaadiidka safarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mahadaay: Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu karkaarada Jabsado Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in cabsi ballaaran ay halkaasi ka taagan tahay, ka dib markii wabiga Shabelle ee degmadaasi mara uu buuxsamay.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed “Waxaa Naga Go’an In Dhamaadka Sanadkaan Aan Qabanno Deegaanada Naga Maqan” Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku sheegay in sanadkaan 2015 ay gacanta ku dhigi doonaan dhammaan deegaanada maamulkaasi aanu ka talin. Guuleed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Indhoolayaasha Soomaaliyeed Oo Shahaado Sharaf Guddoonsiiyay Idaacadda Goobjoog Ururuka Indhoolayaasha Soomaaliyeed ayaa maanta shahaado sharaf waxa ay guddoonsiiyeen Idaacadda Goobjoog iyo sidoo kale Wariye Cabdifitaax Xasan Axmed Kalgacal oo ah soo saaraha barnaamijka Naadafada ee Idaacadda ka baxa.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Horumarada Ka Muuqda Garoonka Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho In ka yar sanad ka hor, garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalasada Muqdisho wuxuu ahaa meel ciriiri badan, isku dhex yaacsan oo leh hal meel oo laga soo dago iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Iyo Somaliland Oo Ka Wada Hadlayay Maamulka Hawada Soomaaliya Wadanka Turkiga waxaa la filayaa inuu ka furmo shir ballaaran oo looga hadlayo arrimo badan oo ku aadan maamulka Hawada Soomaaliyeed, kaasi oo dowladda Turkiga soo qaban qaabisay. Waxyaabaha diiradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ay Ku Diirsadeen Dadka Iyo Duunyada Oo Ka Da’ay Deegaanno Ka Mid Ah Gobalka Baay Deegaanno ka mid ah gobalka Baay waxa ka da’ay roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada, xilli deegaanadaasi ay ka jirtay Biyo la’aan baahsan. Deegaanada sida xooggan uu roobkaan uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Soomaaliyeed Oo Ka Hadlay Sida Looga Hortagi Karo Qatarta Roobabka Elnino Aqoonyahan Soomaaliyeed oo wax badan u soo joogay roobabka Elnino ee daadadka wata ayaa ka sheekeeyay sida looga hortagi karo haddii Soomaaliya laga dareemo. Aqoonyahan Muuse Macalin ayaa sheegay in…