1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Diyaarado Dagaal Oo Dadka Cabsi Geliyay Oo Lagu Arkayo Gobalada Baay Iyo Bakool Wararka naga soo gaaraya gobalada Baay iyo Bakool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi saaka lagu arkayo diyaarado dagaal oo qalqal ku beeray dadka shacabka ah. Diyaaradahaan oo joog hoose ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyin Hor Leh Oo La Dhigay Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose Maamulka deegaanka Mareerey ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in isbaarooyin hor leh lasoo dhigay deegaankaasi iyo sidoo kale deegaanada kale ee ku dhaw. Gudoomiyaha deegaanka Mareerey Sayid Baalle Mayow…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Boodaaye “Mooshinka Laga Keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Ma Ahan Mid Nidaam Ku Yimid” Xildhibaan Cali Nuur Boodaaye oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in mooshinka laga keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, aanu ahayn mid loo soo maray wadadii sharciga ahayd,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Khasaare Geystay Oo Maanta Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Nawaaxiga Isgoyska Banaadir Ee Muqdisho (Sawirro) Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa maanta ka kacay nawaaxiga Isgoyska Banaadir, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadada aada Isbitaalka Digfeer. Dabkaan ayaa ka kacay makiinad ku shaqeysa Oksajiin,…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Diiwaangelinta Shaqaalaha Gaarka Ah Ma mid Waxtar u Leh Baa Shaqaalaha? Horaantii Sanadkan ayey wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya soo bandhigtay khorshe ku saabsan Nidaamka Diiwaangelinta Shaqaalaha Gaarka ah. 24-kii bishii June ee sanadkan kulan lagu qabtay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Magaalada Baladweyne Oo Ku Dhaw Inuu Dawo La’aan u Xirmo Maamulka Isbitaalka Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in Dawo la’aan baahsan ay xilligaan ka jirto Isbitaalkaasi, iyadoo cabsida ugu daran tahay inuu Isbitaalka Xirmo. Agaasimaha Isbitaalkaasi Axmed Maxamed Khaliif oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaf Ka Dhex Curtay Duqa Magaalada Gaalkacyo Iyo Golaha Deegaanka Ee Magaaladaasi Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in khilaaf uu xilligaan ka dhex curtay duqa magaalada Gaalkacyo Bile Diini Cali iyo sidoo kale golaha deegaanka magaaladaasi. Khilaafkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Somaliland Oo Ka Shiray Xariga Fanaaniinta Xidigaha Geeska Maamulka Somaliland ayaa kulan degdeg ah ka yeeshay waxa laga yeelayo xariga Afar Fanaan oo ka tirsan Xidigaha geeska, kuwaa oo magaalada Muqdisho ku dhigay Bandhig faneed. Wasiirka Arimaha gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Beeleed Ka Socda Deegaanka Qorilley Ee Gobalka Sool Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal beeleed shalay dib uga billawday deegaanka Qorilley ee gobala Sool, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Inta la xaqiijiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Ciidamada Nabad Sugidda Jubbaland Oo Sheegay Inay Fashiliyeen Miino Lagu Aasay Kismaayo Saraakiisha ciidamada Nabad sugidda maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay fashiliyeen Miino lagu aasay garoonka Kubadda cagta Waamo, ee magaalada Kismaayo, halkaasi oo dhalinyarada ay maalin walba u ciyaar tagaan.…