1 daqiiqo Sheeko:Dalka Arinta Suuriya Oo Hareysay Kulanka Obama iyo Putin Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay in dalkiisa uu taageerayo Bashaar Al-Asad lakin waxaa uu meesha ka saaray in dagaal dhulka ah ay la gali doonaan Kooxda Daacish. Labada Madaxweyne ee Obama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya Oo Ka Dhacay New York Magaalada New York ee dalka Maraykanka waxaa ka dhacay shir gaar ah oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya, kaasi oo ay si wadajir ah u shir gudoominayeen Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaq Nabadeed Loo Diray Beello Ku Dagaallamay Deegaanka Xawaadley Ee Sh/dhexe Gudoomiyaha Maxkamadda racfaanka ee gobalka Shabellaha Dhexe Sheekh Axmed Xaaji Ibraahim ayaa ugu baaqay inay nabadda qaataan beello dhawaan ku dagaallamay deegaanka Xawaadle ee gobalka Shabellaha Dhexe. Waxa uu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Wada Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Wada Hadal Diiday Xildhibaan Axmed Aabi Aadan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan mudanayaashii mooshinka ka keenay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la yaab ku sheegay qoraal dhawaan kasoo baxay gudoomiyaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Beeraha: Waa Qalad In Hay’adaha Samafalka Raashiin Keenaan Xilliga Uu Dalaga Dalka Soo Go’o Wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha xukuumadda Soomaaliya Cabdicasiis Saalax Carmaan oo u waramay Goobjoog News, ayaa ugu horeyn waxa uu ka hadlay waxqabadka ka wasaarad ahaan, waxaana uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub Ee Somaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay Oo Gaaray Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa maanta gaaray wafdi uu hogaaminayo taliyaha guud ee ciidanka Midowga Yurub ee Soomaaliya Jeneraal Patrick, iyo ciidamo gaar ah oo uu watay. Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Deegaanka Ceelcadde Ee Gedo Oo Ku Dhaawacmay Miino Loogu Aasay Gurigiisa Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelcadde ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in gudoomiyaha deegaankaasi uu ku dhaawacmay Miino la sheegay in gurigiisa loo dhex dhigay. Miinadaan oo ahayd sida la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska AMISOM Oo Qiray In Askari Ka Tirsan Ciidankooda Uu Dilay Wiil 14-sano Jir Ah Taliska AMISOM ayaa qiray in askari ka tirsan Ciidamadooda uu dil u gaystay shalay wiil 14sano jira ah oo kubad ku cayaarayay Garoonka Kubada Cagta ee Magaalada Muqdisho. Afhayeenka Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Ka Mid Askarta Canshuurta Qaadda Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Goor dhaw ayaa mid ka mid ah ciidamada dowladda Hoose ee Xamar waxaa lagu dilay Suuqa Siinaay ee degmada Warta Nabadda xilli uu Canshuur uruurinayay. Laba nin oo ku hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Badan Oo Cabsi Dagaal Uga Barakacay Deegaanno Ka Mid Ah Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in shacab aad u badan ay ka barakaceen deegaanadii ay gobalkaasi ka deganaayeen, ka dib markii ay u adkeysan waayeen dhowr jeer…