1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Baladweyne Oo 25-sano Ka Dib Lagu Qabtay Bandhig Faneed (Sawirro) Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa markii ugu horeysay 25-sano ka dib waxaa lagu qabtay Bandhig Faneed ay dhigayeen kooxda xidigaha Muqdisho. Shacab farabadan oo isaga kala yimid xaafadaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Degmada Jowhar Oo Ku Mashquulsan Carro Tuurka Wabiga Shabelle Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe iyo shacabka ku dhaqan degmada Jowhar ayaa aad ugu mashquulsan carro tuur loo sameynayo wabiga Shabelle ee degmadaasi mara. Waxaa la arkayaa gaadiidka Cagafta loo yaqaano…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Galmudug Oo Howlagallo Dad Lagu Qabqabtay Ka Sameeyay Deegaaka Godinlabe Ee Galgaduud Ciidamada ammaanka maamulka Galmudug ayaa howlgallo ballaaran waxa ay ka sameeyeen deegaanka Godinlabe ee gobalka Galgaduud, halkaasi oo lagu soo qabqabtay tiro dhalinyaro ah. Dhalinyarada ay soo qabteen ciidamadaan ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Midnimada iyo Dimoqoraadiyadda Oo Kasoo Horjeesatay Go’aankii Gudoomiye Jawaari War-saxaafadeed kasoo baxay madasha midnimada iyo dimuqraadiyadda ayaa lagu sheegay inay kasoo horjeedaan go’aan dhawaan gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari kasoo saaray mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Booliiska Jubbaland Oo Saldhigyo Ka Sameysanaya Jubada Hoose Taliska ciidamada Booliiska maamulka Jubbaland ayaa sheegay in bisha soo socota ay guud ahaan degmooyinka gobalka Jubada Hoose, ee ay maamulaan ka dhisi doonaan saldhigyada ciidamada Booliiska, si ay uga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Caruurta Degmada Baardheere oo 7 sanno Ka dib Laga Talaalay Cudurka Dabeysha Saraakiisha caafimaadka hay’adda WHO ee degmada Baardheere ayaa sheegay in 23-kun oo carruur ah oo da’doodu ka yartahay 5 sano ay ka tallaaleen maalmahii ugu dambeeyey cudurka dabeysha, iyadoo 7-dii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalaya Shirweynaha 70-aad Golaha Guud Ee Qaramada Midoobay Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay booqasho Seddex maalmood ah ugu ambabaxay magaalada New York ee dalka Mareykanka halkaas oo uu kaga qeybgeli doono Shirweynaha 70-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Ku Geeriyootay Qarax Miino Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose, ayaa waxay sheegayaan in qarax Miino uu ka dhacay goob maqaayad ah oo ku taallay magaaladaasi, halkaasi oo ay ka dhalatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kuwait Oo Qabaneysa Shir Dhaqaale Loogu u Ruurinayo Waxbarashada Soomaaliya Dowladda Kuwait waxay qalqaalineysaa in ay marti geliso shirweyn dhaqaalo loogu uruurin doono waxbarashada Soomaaliya dabayaaqada sanadkaan 2015-ka. Wasiirka arrimaha dibadda ahna ku xigeynka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdisalaan Cumar Hadliye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mina: Xujey Soomaaliyeed Oo La La’yahay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo xujey ah ayaa lagu la’yahay magaalada Mina oo dhawaan ay ku geeriyoodeen xujey ka badan kun qof, ka dib markii ay is buurteen. Wasiirkii hore ee Kalluumaysiga…